Month: March 2025

Midowga Afrika oo sheegay inuu xoojinayo taageerada Soomaaliya
Post

Midowga Afrika oo sheegay inuu xoojinayo taageerada Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Midowga Afrika ayaa sheegay inuu sii xoojinayo taageerada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay inay sii wadi doonaan dedaallada loo baahanyahay si loo gaaro yoolka howlgalka cusub ee AUSSOM wixii loo gaaro bisha July ee sanadkan 2025-ka. Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali, oo khudbad ka jeedinayay Muqdisho, ayaa sheegay inay jiraan caqabado xaga...

Burcad badeed Soomaali ah oo siideysay doon u afduubnayd
Post

Burcad badeed Soomaali ah oo siideysay doon u afduubnayd

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay Doon Kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen, laguna magacaabo Al-Hidaaya, taasi oo 16-kii Bisha Maarso laga afduubtay xeebaha maamul goboleedka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in ay afduubayaashu ay 20-kii bisha Doonida kaga tageen deegaanka Dhinowda oo ah  meel aan sidaan uga fogeyn...

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho
Post

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka  diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaa ku soo dhoweeyay  Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, xubno ka socday gollaha wasiirrada Xukuumadda iyo mas’uuliyiinta howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya. Inta uu ku sugan yahay...

Somalia Welcomes African Union Leader for Key Talks
Post

Somalia Welcomes African Union Leader for Key Talks

MOGADISHU, Somalia — The Chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, arrived in Mogadishu on Sunday, receiving a warm and high-level welcome from Somali officials. His visit marks a significant step in deepening cooperation between Somalia and the African Union. Mahamat is scheduled to meet with President Hassan Sheikh Mohamud to discuss joint...

Qatar Amir Voices Support After Somalia Convoy Attack
Post

Qatar Amir Voices Support After Somalia Convoy Attack

MOGADISHU, Somalia — Qatar’s Amir, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, held a phone call with Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday, expressing his country’s solidarity following an attack targeting the president’s convoy earlier this week. According to a statement from Villa Somalia, the Amir strongly condemned all forms of violence and terrorism threatening...

Cargo Plane Crashes Near Mogadishu, 5 Dead
Post

Cargo Plane Crashes Near Mogadishu, 5 Dead

MOGADISHU, Somalia — A cargo plane registered in Kenya tragically crashed near Mogadishu on Saturday, claiming the lives of all five crew members on board, according to the Somali Civil Aviation Authority. The aircraft, a DHC-5D Buffalo bearing registration number 5Y-RBA and serial number 109, went down around 5:43 PM local time, approximately 24 kilometers...

Weriye Coldoon oo iskaga cararay magaalada Burco kaddib…
Post

Weriye Coldoon oo iskaga cararay magaalada Burco kaddib…

Burco ( Raxanreeb Online) Weriye  Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo hadda ah samafale ka shaqeeya caawinta dadka danta yar, ayaa shaaciyay inuu iska cararay magaalada Burco ee gobolka Togdheere ee Somaliland. Coldoon, ayaa sheegay in uu helay xog ku aadan in ciidanka Somaliland ay qorsheeynayaan in la xiro, balse uu habeen ka hor iskaga baxay magaalada...

Diyaarad Xamuul siday oo ku dhacday deegaanka Jaziira
Post

Diyaarad Xamuul siday oo ku dhacday deegaanka Jaziira

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya  deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku dhacday halkaas, iyadoo aan weli la xaqiijin khasaaraha ka dhashay shilkaasi. Diyaaradda, oo la sheegay inay ka timid Dhoobley, ayaa la sheegay inay ku burburtay meel u dhow deegaanka Jasiira. Maamulka deegaanka iyo goobjoogayaal...

Qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Muqdisho
Post

Qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxay khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeeysa Ex Kontorol Afgooye iyo Haanta Dheere ee Muqdisho. Inta la xaqiijiyay...

Dagaal khasaare gaystay oo maanta ka dhacay GAROOWE.
Post

Dagaal khasaare gaystay oo maanta ka dhacay GAROOWE.

Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya  in maanta oo sabti ah halkaas uu ka dhacay iska hor imaad khasaare gaystay. Iska hor imaadkan ayaa lagu soo waramayaa inuu dhaxmaray labo ciidan oo ka wada tirsan Puntland kuwaas oo kala ah ciidanka Booliiska iyo ciidan ku...