Month: March 2025

Howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo laga sameeyey deegaano hoostaga Dhuusamareeb
Post

Howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo laga sameeyey deegaano hoostaga Dhuusamareeb

Dhuusamreeb ( Raxanreeb Online) Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda qeybtooda maamulka Galmudug, ayaa howlagallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ku teegsan Sinadhaqo, Labi-dule, iyo Dhabanna dhulkuheys ee gobolka Galgaduud. Howlgalladan oo socday maalmihii lasoo dhaafay ayaa lagu lagu raadjoogay Shabaabka  ku dhuumaaleysanaysa dhulka howdka ah. Guddoomiyaha Degmada Dhuusamareeb, Abdirahmaan Cali...

Dagaal sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho
Post

Dagaal sababay dhimasho oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir. Dagaalkan oo u dhaxeeyey ciidamo ka kala tirsan Booliska iyo Nabad Sugida Qaranka, ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafada Tookiyo oo katirsan degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe

Aadan-yabaal ( Raxanreeb Online) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay degmada Aadan-yabaal ee gobolka Sh/Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka ku nool magaalada iyo saraakiisha Ciidamada Qaranka. Inta uu Madaxweynuhu ku sugan yahay furimaha dagaalka waxa uu u kuur-gali doonaa xaaladda ciidamada, isaga oo warbixinno ka dheggeysan doona talisyada iyo hoggaannada horkacaya...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay muqdisho
Post

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Waaxda Gaheer ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa sida goob jogayaal ay inoo shegeen waxa uu Miino nooca meelaha foga laga hago, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh. Qaraxa Miinada ayaa si gaar ah waxaa la sheegay...

Dagaal ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Post

Dagaal ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Balcad ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno degmada Balcad eegobolka  Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya  in halkaas saaka dagaal uu ku dhaxmaray Ciidanka dowladda iyo Al- Shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Al- Shabaab waddooyin dhawr ah oo magaalada ah ka soo galeen ka dib markii ay ka war heleen ciidanka dowladda weerar ay...

WARCUSUB : Qarax  ka dhacay Muqdisho & khasaaraha jira .
Post

WARCUSUB : Qarax  ka dhacay Muqdisho & khasaaraha jira .

Muqdisho (Raxanreeb )-Faahfaahin dheeraad ah aayaa ka soo baxaya qarax miino oo maanta oo Talaada ah ka dhacay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho Qaraxan waxaa uu si gaar ah uga dhacay Waaxda Heegan ee degmada Xamarjajab Jee ku taala agagaarka Isgoyska Ceelgaabta. Qaraxa marka uu dhacayay ayaa waxaa goobta marayay kolonyo ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha...

Turkiga oo Muqdisho keenay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Post

Turkiga oo Muqdisho keenay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Turkiga ayaa maanta Muqdisho keentay saanad ciidan si loo sii wado awoodda howlgallada ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah AS Talaabadan ayaa qayb ka ah , qorshaha Turky ee caawinta dowladda dagaalka lagu soo afjarayo kooxda A- Shabaab ee ka socda meelo badan oo Soomaaliya ah xiligan. Dowladda Turkiga...

RW Xamsa oo daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka
Post

RW Xamsa oo daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay— laguna tayeynayo hey’adaha kala duwan ee dowladda, si dalka loo gaarsiiyo horumar...

Rag katirsan Shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya
Post

Rag katirsan Shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya

Kenya ( Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Kenya ayaa bilaabay howlgal ballaaran kadib markii ugu yaraan 100 dagaal-yahannada al-Shabaab ay galeen aafad ku taalla magaalo-xeebeedka Lamu ayna wacdi u qabteen dadka deegaanka. Madaxa Lamu Wesley Koech ayaa warbaahinta gudaha ee Nation u sheegay in kooxdu ay gashay xaafadda Mangai xilli dambe Sabtidii. Ragga tuulada soo galay...