Day: July 6, 2025

Home » Archives for July 6, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira & qorshaha
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira & qorshaha

Qaahira (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku tegay safar shaqo. Inta uu joogo dalka Masar, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu la kulmi doonaa dhiggiisa dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi si ay uga wada hadlaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu u safro dalka Masar
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu u safro dalka Masar

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay wararka sheegayaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu u ambo baxo dalka Masar. Kulanka labada madaxweynaha ayaa la qorsheynayaa in diirada lagu saari doono dhinacyada amniga gaar ahaan howlgalka ciidanka AUSSOM oo sannadkan ay Masar ku soo biirtay. Geesta kale madaxweynaha Masar...

Baadigoobka oo socda xilli daadad ba’an ay Mareykanka ku dileen 51 qof
Post

Baadigoobka oo socda xilli daadad ba’an ay Mareykanka ku dileen 51 qof

Taxes ( Raxanreeb Online) Boqollaal samatabixiyeyaal ah ayaa loo daad gureeyay si ay gacan uga geystaan helidda dadka lagu la’yahay bartamaha Texas ee dalka Mareykanka, kadib markii daadad xooggan ay ku dhinteen 51 qof oo ay ku jiraan 15 carruur ah. Meesha ugu daran ee ay dhibaatadu ka dhacday ayaa ah deegaanka Kerr oo ay...