Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay gudaha Kulliyadda Jaalle Siyaad, sida ay xaqiijinayaan ilo-wareedyo kala duwan. Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay gudaha kulliyadda. Sida wararku tilmaamayaan, ismiidaamiyuhu ma uusan gaarin meel...
Day: July 9, 2025
Faahfaahin ka soo baxaysa qaabkii uu u dhintay ciyaaryahan Diogo Jota
Spain ( Raxanreeb Online) Dhammaan cadaymaha ilaa hadda waxay muujinayaan in ciyaaryahanka reer Portugal ee Diogo Jota uu kaxeynayay gaarigiisa markii uu shil ku galay waddo wayn oo ku taalla dalka Spain. Warbixinadii ugu dambeeyay ayaa muujinaya inay u badan tahay inuu ku socday xawaare sare, sida ay booliisku sheegeen. Ciyaartoyga Liverpool oo 28 jir...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim u ah bulshada gobolka Banaadir
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta dhagax-dhigay waddada 26-ka June ee isku xirta Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi ee Degmada Hodan, taasi oo uu burbur xooggan kasoo gaaray roobabkii ka da’ay Magaalada Muqdisho. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maalgalinta ugu weyn ee...
Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya dhinaca amniga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mr. Wang Yu, iyaga oo kulanka ku lafaguray xoojinta iyo adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Intii uu socday kulanka, Safiirka...
Maxkamadda ICC oo soo saartay amar lagu soo xirayo hogaamiyayaasha Taalibaan
Afgaanistaan ( Raxanreeb Online) Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo laba ka mid ah madaxda sare ee ururka Taliban, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay tacadiyo u geystaan haweenka iyo gabdhaha dalka Afgaanistaan. Maxkamadda fadhigeedu yahay magaalada Hague ayaa xaqiijisay “sababo macquul ah” oo lagu aamini karo in...
Shir looga hadlayo natiijada shirkii Gogosha wadatashiga Qaran…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka ee Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud iyo Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa Saxiibada caalamka kulan gaar ah kala yeeshay ka mirodhalinta natiijada shirkii Gogosha Wadatashiga Qaran. Shirka ayaa si qotodheer looga hadlay dhaqanka fiican ee gogosha nabaeed,...





