Hargeisa (Raxanreeb Online) – Authorities in Hargeisa are investigating a deadly shooting that took place last night at a local market in the Somaliland capital. Eyewitnesses report that an armed individual opened fire, fatally shooting two people before fleeing the scene using one of the city’s public minibuses. Security forces arrived shortly after the incident,...
Day: July 21, 2025
Faah faahin kasoo baxeysa labo oo dhallinyaro ah oo lagu dilay Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya labo ruux oo xalay lagu dilay suuqa mgaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Goob joogayaal ayaa sheegay in nin ku hubeysnaa bastoolado uu toogtashada geystay, isla markaana uu ku baxsaday Basaska yaryar ee magaalada ka dhex-shaqeeya. Dilka kaddib ayaa waxaa goobta gaaray ciidamada ammaanka kuwaasi oo...
Wasiirka amniga oo socdaal maanta ku tagay magaalada Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, xarunta gobolka Baay. iyagoo halkaas u tagay howlo shaqo iyo kormeer amni. Wafdiga Wasiirka waxaa si rasmi ah u soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir Maxamed, oo ay weheliyaan...
Sagaal iyo toban qof oo gaajo ugu dhintay Qasa, 24 saac gudahood
Gasa ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 19 falastiiniyiin ah ayaa gaajo ugu dhintay Qasa 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho. Dr Khalil al-Daqran, oo ah afhayeenka cisbitaalka al-Aqsa ee Deir al-Balax, ayaa BBC-da u sheegay in xaaladda cisbitaallada Qasa ay noqdeen kuwo halis...



