Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Howlgallada Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Aduunka (IOM), Ugochi Daniels, oo booqasho shaqo ku timid Soomaaliya. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa hay’adaha SoDMA iyo IOM,...
Month: July 2025
DEGDEG: Dagaal markale maanta dib uga qarxay degmada Balad-xaawo
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in saakay markale uu dib u qarxay dagaalkii u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in dagaalka uu si gaar ah uga socdo gudaha magaalada, isla markaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka culus. Xaalada...
Maxkamada ku taalla Kenya oo maanta lasoo istaagay Axmed Rashiid oo katirsan ciidanka amniga
Nairobi ( Raxanreeb Online) Warar anu ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, ayaa sheegaya in maanta maxkamad lasoo taagay Axmed Rashid oo ka tirsan ciidan amniga ee magaalada Nairobi, waxaana maxkamad la horgeeyay iyadoo loo shiday muuqaal muujinaya isagoo tooganaya dhalinyaro bartamaha xaafadda Islii. Aad ayuu uga walwalsanaa arrintaas. Waxaa loo haystaa dhowr...
Duqa Muqdisho oo la kulan la yeeshay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi, iyagoona ka wada-hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladaha Hoose iyo xiriir dhex mara Maamulka Gobolka Banaadir iyo Gobolka Lambardia ee dalka Talyaaniga. Guddoomiyaha...
Maxey kawada hadleyn Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Ciidan ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidanka, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah. Labada dhinac waxay sidoo kale isweydaarsadeen aragtiyo ku...
Dagaal culus oo markale dib uga qarxay magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo
Balad-xaawo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in maanta markale uu dib u qarxay dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland. Dagaalka ayaa lasoo warinaya ii uu yahay mid xooggan oo labada dhinac ay isku adeegsanayeen hub culus, isla markaana uu ka socdo gudaha...
Puntland Forces Foil ISIS Resupply Attempt in Baallde Valley, Arrest Two Suspects
Puntland security forces have successfully intercepted a vehicle transporting supplies to ISIS militants in the Baallde valley, during a meticulously planned operation aimed at disrupting the group’s logistical networks. The operation took place in the Biyo Kulule area, located between the coastal city of Bosaso and the Baallde region. The intercepted vehicle—a Dhaynta-type truck—was reportedly...
Clashes in Balad-Hawo Displace Hundreds as Federal–Jubbaland Standoff Deepens
The border town of Balad-Hawo in Somalia’s Gedo region remains on edge following intense clashes earlier this week between Somali Federal Government forces and troops loyal to the Jubbaland administration. Although calm has returned to the streets, residents fear that renewed fighting could erupt at any moment. The confrontation, which broke out on Monday, was...
Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood
Muqdisho (Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo iibsatay laba diyaaradood oo nuucoodu yahay Airbus A320, kuna duuli doona magaca Soomaali Airlines, kuwaas oo howl gali doona muddo laba bilood gudahood ah. Heshiiska lagu soo iibiyey diyaaradahaan ayaa shalay lagu saxiixay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane...
RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la yeeshay Agaasimaha howlgallada Hay’adda IOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM) Ugochi Daniels, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan xoojinta wada shaqeynta iyo dardargelinta barnaamijyada ay ka fuliyaan dalka, iyadoo la is waafajinayo shaqooyinka ay qabtaan iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka...









