Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis Ababa-caasimada dalka Itoobiya, kaddib caasumaad uu ka helay midowga Afrika. Madaxweynaha iyo Wefdigiisa waxaa garoonka diyraadaha ee magaalada Addis Ababa Itoobiya ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin sare oo katirsan dowladda dalkaasi.. Ujeedka madaxweynaha ayaa ka ah qeyb galka shir labaad ee Cimilada...
Day: September 7, 2025
President Hassan Sheikh to Attend Africa Climate Summit in Ethiopia
Addis Ababa, Ethiopia – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is set to travel to Addis Ababa where he will participate in the 2nd Africa Climate Summit. During his visit, President Hassan Sheikh will hold a bilateral meeting with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. He is also expected to engage...
Lafta-gareen oo xarigga ka jaray garoonka cusub ee diyaaradaha ee degmada Buur hakaba
Buur hakaba (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray Garoon Diyaaradeed cusub oo ay shacabka degmada Buur Hakaba si isku-tashi ah u dhiseen. Tallabadan ayaa noqotay tallaabo taariikhi ah oo lagu dhiirrigelinayo horumarka iyo midnimada bulshada. Munaasabadda xarig-jarka ayaa Madaxweynaha waxaa kala qeybgalay...
Maxey kawada hadleyn wasiir dowlaha Gaashaandhigga ee XFS iyo guddoomiye Shuute ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Hindise-Sharciyeedka Difaaca Qaranka, kaas oo uu la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute. Kulanka waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda iyo xeeldheerayaasha gacanta ku haya...
Taliyaha kulliyada difaaca Itoobiya oo cadeeyey in Itoobiya ay awood ku gaari doonto Badda Cas
Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Dowladda Itoobiya ayaa sare u qaaday damaceeda ku aadanaa helintaanka biyaha badda Cas oo in muddo ah ay qorshahaan wado. Gelinkii dambe ee shalay waxaa tababar loo soo xiray ciidamo cusub oo loo tababaray badda, kuwaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyey uu tababar u socday. Taliyaa kulliyadda difaaca ee Itoobiya Jeneraal...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar Ruushku ku qaaday caasimada Ukriane
Kyiv ( Raxanreeb Online) Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay dhowr iyo toban kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar habeeninmo oo uu Ruushka ka geystay caasimadda Ukraine ee Kyiv. Booliiska Ukraine ayaa sheegay in labada qof ee meydadkooda laga helay goobtii weerarka ka dhacay degmada Svyatoshynsky ee Kyiv ay ahaayeen haweeney 32 jir ah...





