Muse Bihi Abdi, the former President of the Northwest Administration, has launched a direct criticism of the current head of the administration, Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro,” accusing him of concealing details of what he described as a failed agreement with Israel. Bihi stated that, to date, neither the public nor political stakeholders have been officially...
Day: February 18, 2026
Golaha Mustaqbalka oo kulan degdeg ah ku leh Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxda Golaha Mustaqbalka ayaa goordhaw isugu tegaya Hotel Airport halkaas oo ay ku leeyihiin shir degdega oo ay isku xaal-wareysanayaan kaddib markii ay shalay la kulmeen Madaxwyene Xasan Sheekh Maxamuud. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in goluhu ay aqbaleen inay Villa Somalia tagaan kaddib codsi gaara oo uu Madaxwyenuhu ujeediyay Madaxda...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u soo gebagebeeyey Cutubyada…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 19-aad ee wadajirka ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiya Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehelliyo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim iyo ku xigeennada labaad Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde iyo Mudane...
Erdogan oo markale si kulul uga hadlay aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii shalay markale hadlay aqoonsiga ay Israa’iil aqoonsatay Somaliland, isagoo sheegay in aysan wax faa’ida ah u lahayn Somaliland laftirkeeda ama xataa gobolka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. Bishii Diseembar, Erdogan wuxuu sheegay in go’aanka Israel ay si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland, uu yahay mid...
Turkiga oo xoojinaya tageerida militari ee Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa u muuqata in ay sii xoojinayso kaalintiisa milatari ee Soomaaliya, iyadoo todobaadkan ay magaalada Muqdisho keentay Maraakiib sida qalab iyo hub milatari. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca amniga ee u dhaxeeya dowladaha Turkey iyo Somalia. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in cutubyo gaar ah oo ka tirsan ciidanka Turkiga la...
Maxey kawada hadleyn RW Xamsa, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la qaatay hoggaamiyeyaasha Puntland iyo Jubbaland, kaasi oo ka dhacay hotelka ay ka deggan yihiin xeyndaabka Xalane ee Muqdisho. Ra’iisul wasaare Xamsa, Axmed Madoobe iyo Siciid Deni, ayaa kulankooda diirada ku saaray xaalada guud ee dalka iyo in si wadajir ah...





