Day: February 22, 2026

Home » Archives for February 22, 2026
Ururka warbaahinta Waqooyi Bari oo xad gudub ku tilmaamay weerarkii lagu qaaday xarunta Raxanreeb
Post

Ururka warbaahinta Waqooyi Bari oo xad gudub ku tilmaamay weerarkii lagu qaaday xarunta Raxanreeb

Laascaanood ( Raxanreeb Online) 18-kii bishan ciidamo qaab maleeshiyaad u abaabulan kana amar qaata sarkaal lagu magacaabo Gawrac, ayaa weeraray xarunta warbaahinta Raxanreeb oo ku taalla magaalada Laascaanood, iyaga oo qaatay agabkii yaalay xarunta, isla markaana u hanjabay agaasimaha Raxanreeb ee deegaanada Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Kobciye. Ciidanka ayaa la sheegay in sidoo kale ay weerareen...

Meydadka tahriibayaal ay badda Libya soo caarisay
Post

Meydadka tahriibayaal ay badda Libya soo caarisay

Ugu yaraan shan mayd oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan labo haween ah, ayaa laga helay xeebta Qasr al-Akhyar, oo ah magaalo xeebeed dhacda bariga caasimadda Liibiya ee Tripoli, sida uu sarkaalka booliiska ah u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters. Hassan Al-Ghawil, oo ah madaxa baarista ee xarunta booliiska Qasr Al-Akhyar, ayaa sheegay in...

Election Deadlock Deepens as Leaders Return to Villa Somalia
Post

Election Deadlock Deepens as Leaders Return to Villa Somalia

A high-level political meeting is scheduled to reconvene today at Villa Somalia, the Presidential Palace in Mogadishu, bringing together senior leaders of the Federal Government of Somalia (FGS) and members of the Somali Future Council. The session, convened by President Hassan Sheikh Mohamud, is expected to be attended by Prime Minister Hamza Abdi Barre and...