Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha mustaqbalka Soomaaliya, ayaa kulan ugu soconaya the Airport hotel oo ku yaalla xeyndaabka Xalane ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa la sheegay in maanta uu yahay mid xasaasi ah oo xubnaha uga arrinsanayaan xaalada siyaasadeed ee sii cakir-meysa, kaddib markii shirkii u dhaxeeya dowladda federaalka iyo golaha Mustaqbalka uu shalay natiijo...

