Month: February 2026

Al-Shabaab Loses Ground Amid Offensive
Post

Al-Shabaab Loses Ground Amid Offensive

Senior figures within Al-Shabaab have begun reaching out to the Federal Government of Somalia to explore surrender options, following sustained military pressure that has significantly reduced the group’s operational space, Somalia’s Minister of Defence said on Saturday. Speaking to the press in Mogadishu, Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi said the development comes amid an intensified...

Somali Parliament Talks Stall After Heated Disruptions
Post

Somali Parliament Talks Stall After Heated Disruptions

The session of the Federal Parliament of Somalia convened today ended without outcome after disorder and heated exchanges disrupted proceedings at the House of the People headquarters in Villa Hargeisa, Mogadishu. Speaker of the House, Aden Madobe, said he was prepared to engage in dialogue with lawmakers who opposed the session’s agenda, stressing his willingness...

Xildhibaan Cadar oo isbitaal la dhigay kaddib dhaawac soo gaaray…
Post

Xildhibaan Cadar oo isbitaal la dhigay kaddib dhaawac soo gaaray…

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Cadar Xareed oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku dhaawacantay gudaha xarunta oo haatan ay ka taagan tahay xaalad kacsanaan ah oo ka dhalatay wax ka beddalka Dastuurka, waxaana gacanta iskula tegay ciidanka amniga iyo qaar kamid ah xildhibaannada diidan in xilligan lasii wado dooda Dastuurka. Xildhibaanada ayaa hadda lagu...

Maxaa saakay ka soconaya xarunta Baarlamaanka ee golaha shacabka ?
Post

Maxaa saakay ka soconaya xarunta Baarlamaanka ee golaha shacabka ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaanada Baarlamaankan Golaha shacabka ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa waxa ay ku lee yihiin xarunta Viila Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ka hor furitaanka kulanka waxaa xarunta ka biloowday buuq iyo sawaxan, kaddib xoog ay xarunta ku soo galeen xildhibaano laga mamnuucay fadhiyada Baarlamaanka, sida lagu sheegay qoraal shalay kasoo baxay xafiiska guddoonka...

Somalia Blocks Unauthorised Armed Movement Ahead of National Dialogue
Post

Somalia Blocks Unauthorised Armed Movement Ahead of National Dialogue

MOGADISHU – The Federal Government of Somalia has reiterated its constitutional responsibility to ensure the security and safety of all citizens, stressing that it has already endorsed comprehensive decisions establishing clear security protocols and operational procedures for Aden Adde International Airport and the wider Mogadishu area. The government said these measures have been instrumental in...

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay xildhibaano rabashado ka sameeyay fadhiga Baarlamaanka
Post

Guddoonka Baarlamaanka oo ganaaxay xildhibaano rabashado ka sameeyay fadhiga Baarlamaanka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qoraal uu soo saaray ku ganaaxay Xildhibaanno katirsan Golaha shacabka oo 28-kii Janaayo 2026 rabshado ka dhex sameeyay kulankooda oo ugu danbayn lagu kala tagay. Qoraalka ayaa lagu sheegay magacyada xubnaha la ganaaxay oo isugu jiray Muxaafid iyo Mucaarad kuwaas...

Jubbaland iyo Puntland oo si kulul uga hadlay go’aankii lagu celiyay diyaaradihii siday ilaaladooda
Post

Jubbaland iyo Puntland oo si kulul uga hadlay go’aankii lagu celiyay diyaaradihii siday ilaaladooda

Kismaayo ( Raxanreeb Online) War kasoo baxay maamulka Puntland, ayaa si adag looga hadlay amarkii ay dowladda Soomaaliya bixisay ee dib loogu celiyay diyaaradihii siday ilaalada madaxda Jubbaland iyo Puntland. Ciidamadan laga celiyay magaalada Muqdisho, ayaa ku hubeysanaa hubka darandooriga u dhaca iyo rasaas fara badan. Ciidamadan iyo wefdiga hordhac u ahaa madaxweynaha Puntland Siciid...

Puntland and Jubaland condemn federal move to turn back security flights.
Post

Puntland and Jubaland condemn federal move to turn back security flights.

Puntland and Jubaland have issued separate official statements sharply criticizing the Federal Government of Somalia for ordering aircraft carrying advance delegations and presidential security teams to return while en route to Mogadishu, a move both administrations say has heightened political tensions and endangered lives. In a statement from the Puntland Presidency, the administration accused the...

Somalia ordered armed units from Garowe and Kismayo to return
Post

Somalia ordered armed units from Garowe and Kismayo to return

The Federal Government of Somalia has reportedly ordered the return of armed security personnel who had departed from Garowe and Kismayo as advance teams for Puntland President Said Abdullahi Deni and Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam Madobe. The decision followed the circulation of images on social media showing the forces traveling from Garowe and Kismayo...

Diyaaradihii siday ilaalada madaxda Jubbaland iyo Puntland oo laga celiyay Muqdisho
Post

Diyaaradihii siday ilaalada madaxda Jubbaland iyo Puntland oo laga celiyay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo, dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay amar ku bixisay in dib u laabtaan diyaaradihii siday ciidamada ilaalada hoggaamiyaasha Puntland iyo Jubbaland oo ku soo wajahnaa magaalada Muqdisho. Guddiga farsamada ee Dowladda Federaalka  u qaabilsanaa la xaajoodka dhigooda golaha Mustaqbalka Soomaaliya, ayaa la sheegay in ay...