Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa ka soconaya kulan xasaasi ah oo u dhaxeeyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Agaasimihii hore ee Socdaalka Mustaf Dhuxuloow, Xil Sanbaloolshe, iyo Musharax Cabdullaahi Maxamed Nuur.
Kulanka ayaa waxa uu ka soconaya guriga uu magaalada Muqdisho, madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed.
Ilo wareedyo, ayaa inoo sheegay in kulankaan ayaa qeyb ka ah kulamada isdaba jooga ah ee Maalmahaan ay Siyaasiyiinta Hawiye uga arrinsanayaan Xaaladda dalka.
Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

Leave a Reply