Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed
Cabsi laga muujiyay xiriir ay yeelan rabaan Xuutiyiinta Yemen iyo kooxaha AS iyo…
Post

Cabsi laga muujiyay xiriir ay yeelan rabaan Xuutiyiinta Yemen iyo kooxaha AS iyo…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya kooxda Ansar Allah ee Yemen, oo loo yaqaan Xuutiyiinta, ayaa sii xoojineysa xiriirka ay la leeyihiin labada kooxood ee Soomaaliya ka dagaallama ee Al-Shabaab iyo Daacish Soomaaliya. Khubaro amni iyo Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in xiriirkan uu keeni karo in kooxahaasi helaan hub casri...

Trump oo ka hadlay toogasho ka dhacday Marakeynka
Post

Trump oo ka hadlay toogasho ka dhacday Marakeynka

Washington (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu daawaday muuqaal laga duubay toogashada haweeneydii Minnesota ay ku toogteen askarta ICE, isagoo ku tilmaamay muuqaal daawashadiisa “laga argagaxo”. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Truth Social, wuxuu sii raaciyay in haweeneyda la toogtay ay ahayd “mid jahwareersan, oo iska caabinaysa, Sarkaal ICE, kaas oo...

Yaa bixiyay amarka lagu burburiyay Bakhaarki rashiinka ku jiray ?
Post

Yaa bixiyay amarka lagu burburiyay Bakhaarki rashiinka ku jiray ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) sida ay ilo wareedyo inoo sheegeen Bakhaarkii ay Dowladda Mareykanka sheegtay in si sharci-darro ah loo burburiyay kuna yaallay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in amarka lagu burburiyay uu bixiyay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya, Cabdilqaadir Maxamed Nuur. Dowladda Mareykanka ayaa si cad u muujisay walaac weyn,...

Siciid Deni oo si kulul uga hadlay aqoonsiga ay heshay Somaliland
Post

Siciid Deni oo si kulul uga hadlay aqoonsiga ay heshay Somaliland

Garoowe (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa maanta la shiray siyaasiyiin iyo qaybo ka mid ah bulshada caasimadda ee Puntland oo uu kala hadlay isbeddellada-siyaasadeed ee socda, xaaladda dalka & arrimaha-gudaha Puntland. Siciid Deni ayaa hoosta ka xarriiqay in aysan gorgortan geleyn midnimada Soomaaliya, wuxuu se adkeeyey in DFS  ay ka shaqaynayso...

Somali Religious Leaders Rally in Mogadishu Against Israeli Violations
Post

Somali Religious Leaders Rally in Mogadishu Against Israeli Violations

A peaceful demonstration was held in Mogadishu on Tuesday, led by Somali religious scholars, to protest against Israel over what organisers described as actions threatening Somalia’s national unity. The rally took place at the Dajirka Dahsoon Monument in Mogadishu and was organised by prominent Somali clerics. It drew broad participation from across society, including officials...

Ku dhowaad 40 qof oo ku dhintay dibedbaxyada dalka Iiraan
Post

Ku dhowaad 40 qof oo ku dhintay dibedbaxyada dalka Iiraan

Tehran (Raxanreeb Online) Ugu yaraan 36 qof ayaa lagu dilay dibedbaxyada ka socday Iran 10-kii maalmood ee ugu dambeeyay, sida ay sheegtay hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha. Hay’adda shisheeye ee u dhaqdhaqaaqda xuquuqda aadanaha (HRANA), ayaa sheegtay in 34 ka mid ah dadka la xaqiijiyay ee dhintay ay ahaayeen dibadbaxayaal, halka laba kalena ay xiriir...

Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha oo booqasho ku imaanaya dalka
Post

Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha oo booqasho ku imaanaya dalka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa booqasho ku imaan doona Soomaaliya, waxa uuna la kulmi doonaa madaxda ugu sareeysa dalka, isaga oo kala hadli doona qqodobo kala duwan. Sidoo kale Wang Yi, ayaa safarkiisa waxa uu ku mari doona dalalka kala ah Soomaaliya, Itoobiya, Tanzania, iyo Lesotho, ka dib markii...

Dibadbax ballaaran oo ka dhan xadgudubka ay Israa’iil ku heyso Soomaaliya oo ka socda Muqdisho
Post

Dibadbax ballaaran oo ka dhan xadgudubka ay Israa’iil ku heyso Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan Daljirka Daahsoon ka socda dibadbax ka dhan ah Faragelinta sii xooggaysatay ee Israa’iil ay ku hayso Soomaaliya iyo dalka ay kala goyso Yuhuudda, waxaa ka qaybgalaya Culima’uudiin iyo dad kale. Khudbado ay jeediyeen qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed waxa ay ka hadleen dhibaatooyinka diimeed ee Yuhuudda...

Somalia Warns After Israeli Minister’s Visit to Hargeisa
Post

Somalia Warns After Israeli Minister’s Visit to Hargeisa

The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has strongly condemned what it described as an illegal and provocative visit by Israel’s Foreign Minister, Gideon Saar, to the city of Hargeisa, stating that the move constitutes a direct violation of Somalia’s sovereignty and territorial integrity. In a sharply worded statement issued on Tuesday, the ministry reiterated...

Israeli Foreign Minister Visits Hargeisa
Post

Israeli Foreign Minister Visits Hargeisa

Gideon Saar, Israel’s Minister of Foreign Affairs, on Tuesday paid an official visit to Hargeisa, the capital of Somaliland. The visit comes two weeks after Israel announced its formal recognition of Somaliland, a move that has been strongly rejected by the Somalia government and has drawn opposition from several members of the international community. According...