Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Somali Government Enforces Strict Security Measures in Mogadishu
Post

Somali Government Enforces Strict Security Measures in Mogadishu

Mogadishu (Raxanreeb Online) – Somalia’s Minister of Information, Da’uud Aweys, addressed the nation today in a press conference held in Mogadishu, shedding light on the security situation in the capital and the ongoing military operations against Al-Shabaab across the country. Speaking on key security measures, Minister Aweys announced that authorities have imposed strict restrictions on...

Dowladda Soomaaliya oo go’aan kasoo saartay amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho
Post

Dowladda Soomaaliya oo go’aan kasoo saartay amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Shir jaraa’id oo  uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys, ayuu kaga hadlay xaalada amniga Muqdisho iyo howlgallada looga soo horjeedo Al-shabaab  ee ka socda gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in hay’adaha amniga lagu amray in aan hub ama gaadiid dagaal  lala gali Karin xeyndaabka...

Ciidamo badan oo laga geeyey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Post

Ciidamo badan oo laga geeyey furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Cadaan-laxey ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa qaaday talaabo kale oo ay ku xoojineyso howlgallada dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana sacaadihii lasoo dhaafay ciidamo dheeraad ah geysay gobolkaasi. Meela ay Dowladda  ciidamada geysay  waxaa kamid ah deegaanka Cadaan-laxey ee hoostaga degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Cutubyo katirsan ciidamada...

Ukraine oo laga joojiyay xogo sirdoon oo la siin jiray
Post

Ukraine oo laga joojiyay xogo sirdoon oo la siin jiray

Mareykanka ayaa Arbacadi shalay jaray xogihii dhanka sirdoonka ee uu la wadaagayay Ukraine, tallaabadaas oo si weyn u yareyn karta awoodaha Kyiv ee sii wadista dagaalka muddada saddexda sano ay kula jirto Ruushka. Washington ayaa aad u riixeysa wadahadallo nabadeed oo ay dooneyso in ay ku soo afjarto dagaalka labada dowladood ee derisk ah. Madaxweyne...

Jubbaland oo taageertay howlgallada ka dhan Al-shabaab ee ka socda Hir-shabeelle
Post

Jubbaland oo taageertay howlgallada ka dhan Al-shabaab ee ka socda Hir-shabeelle

Kismaayo ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka Hir-shabeelle. Qoraalka ayaa waxaa lagu bogaadiyay ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira kooxda argagixisada ee Al-shabaab. “Jubbaland waxa ay soo dhaweyneysa  iskaashiga  socda waxa ayna rajeyneysa inuu noqdo ...

Mareykanka oo digniin kasoo saaray weeraro laga yaabo in Al-shabaab ka fuliyaan Muqdisho
Post

Mareykanka oo digniin kasoo saaray weeraro laga yaabo in Al-shabaab ka fuliyaan Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in debagal ay ku sameeysay xog  sheegeysa in suuragal ay tahay in weeraro ay ka dhacaan meelo badan oo kamid ah Soomaaliya oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Waxa ay sheegtay in la joojiyey dhammaan dhaq-dhaqaaqa shaqaalaha safaaradda Mareykanka ilaa iyo amar dambe....

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo cadeeyey in dowladda Soomaaliya ka soo horjeedo barakacinta reer Gaza
Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo cadeeyey in dowladda Soomaaliya ka soo horjeedo barakacinta reer Gaza

Qaahira ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa ka hadlay mowqifka dowladda Soomaaliya ee barakicinta dadka reer Gaza. Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in in si  xooggan ay dowladda Soomaaliya u uga soo horjeeddo...

Dowladda Ireland oo xabsiga dhigtay mas’uul katirsan dowladda Soomaaliya
Post

Dowladda Ireland oo xabsiga dhigtay mas’uul katirsan dowladda Soomaaliya

Sida uu qoray  Wargeyska The Times, dawladda Ireland ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo ka tirsan Diblumaasiyiinta dawladda Soomaaliya kaas oo la qabtay isaga oo dumar u tahriibinaya waddanka Ireland. Masuulkan oo aan magaciisa aan la shaacin ayaa la sheegay in uu fadhigiisu ahaa waddanka Sucuudi Carabiya, isaga oo ka shaqayn jirey shabakad tahriibin...

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda koonfurta dalka
Post

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda koonfurta dalka

Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxamed Cabdiwahaab wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Puntland, ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda federaalka kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan laheyn hoggaanka dowladeed oo si mabda’ leh ula dagaalamo kooxda Al-shabaab, taasina ay keentay in magaalooyin badan oo...