Kismaayo ( Raxanreeb Online) Maalintii saddexaad waxaa magaalada Kismaayo, ka soconaya shir u dhaxeeya siyaasiyiinta mucaaradka dowladda iyo madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, kuwasi oo ku midoobay golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed. Kulamadii ugu horeeyey ee xubnahan yeshaan waxa ay intooda badan ku lafa-gureen xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan doorashooyinka Qof iyo Cod oo ay...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Madaxweyne Xasan oo farriin adag u diray mucaaradka ku shirsan Kismaayo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay mucaaradka ku shirsan magaalada Kismaayo in ay la yimaadaan wax uu ku tilaamay “wax la fahmi karo”, isaga oo sheegay in uu diyaar u yahay tanaasul. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad lagu xusayay sannad guuradii 82-aad...
Goobaha waxbarashada Muqdisho oo loo fasaxay doorashada golaha deegaanka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in maalmaha ka dhiman todobaadkan fasax laga dhigay goobaha waxbarashada sababa la xiriira doorashada dhaceysa 25-ka bishan oo ku began maalinta Khaamiista ah. Qoraalka wasaaradda ayaa lagu sheegay in 21-ka ilaa iyo 25 bishan, ay fasax...
President Hassan Sheikh Calls for Practical Outcomes from Kismayo Talks
Somali President Hassan Sheikh Mohamud has called on opposition leaders meeting in Kismayo to present clear, constructive, and practical proposals that can be understood by the Somali public, reaffirming the federal government’s openness to dialogue and compromise. The President made the remarks while addressing a ceremony commemorating the anniversary of the Somali Police Force. He...
Somalia’s longest river hits all-time low, threatening agriculture and livestock livelihoods
The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) Somalia Water and Land Information Management (SWALIM) has raised alarm over a rapid and unprecedented decline in water levels of the Shabelle River, warning of serious humanitarian and environmental consequences. Recent hydrological readings from monitoring stations in Belet Weyne and Bulo Burte show that the...
Munaasabada sannad guuradii 82-aad ee Booliska oo ka socota Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa ku sugan Munaasabadda Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ka socota Xarunta Janaraal Kaahiye ee Muqdisho. Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye waxaa haatan ka socda munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska, waxaana goobta ku masuuliyiin kala duwan, Wasiirro, Xidhibaano, saraakiil ciidan, marti sharaf, wufuud...
Wararkii ugu dambeeyey shirka mucaaradka ee ka socda Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb Online) Shirka magaalada Kismaayo uga socda Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta oo sabti ah la soo gabagabeeya, lagana soo saaro war-murtiyeed. Shirka oo maanta galay maalintii saddexaad ayaa weli looga arrinsanayaan qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo xaaladda kala guurka ah ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Madaxaweynihii...
Somalia’s Interior Ministry Checks Banadir Election Readiness
Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, H.E. Ali Yusuf Ali, accompanied by senior government officials, conducted a high-level visit to the headquarters of the National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC) to assess preparations ahead of the Banadir Local Council elections scheduled for 25 December 2025. Officials said the visit focused on reviewing...
Kenya, Somalia Hold Machakos Talks to Harmonise Cross-Border Migration Data
Kenya — Senior experts, statisticians and government officials from Kenya and Somalia have convened in Machakos County for a high-level technical meeting to harmonise how migration data is collected, analysed and shared across borders. The meeting, held under an exchange programme supported by the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), seeks to strengthen regional data systems...
Opposition and Regional Leaders Meet in Kismayo for Electoral Talks Agenda
Kismayo (Raxanreeb Online) — Opposition politicians from the Samatabixinta Forum and a number of federal member state leaders are expected to open a meeting today in the coastal city of Kismayo, where they say they will discuss the country’s political situation. According to opposition figures, the meeting aims to unify the opposition’s political positions and...








