Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xili qiimaha shidaalka uu sare kac ku yimid, isla markaana magaalada Muqdisho, ay ka dhaceen banaanbaxyo looga soo horjeeday ganacsatada Soomaaliyeed, oo qiimo aan macquul aheyn ku daray qiimaha shidaalka, ayaa muddo kaddib waxaa arrintaas ka hadlay dowladda Soomaaliya Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdiwahaab...
Day: March 12, 2026
Farmaajo oo dalbaday in dowladda ay joojiso caburinta ay ku heyso Bajaajleyda Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa cambaareeyay xariga iyo sida la tilmaamay tacadiyo loo geystay darawalada ku shaqeeysta Mooto-bajaajta Muqdisho, kaddib banaanbaxyo cabasho ah oo ay ka dhigeen magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kazoo baxay xafiiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu dhaliilay hababka loo dhaqamay darawalada Bajaajta...
Muxuu ku saabsan yahay safarka RW Pakistan ku tagayo Sacuudiga ?
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif ayaa maanta u ambabaxay safar rasmi ah oo uu ku tagayo Sacuudi Carabiya, sida ay sheegeen warbaahinta dalkaasi. Safarka Sharif ee xiligan ayaa kusoo aaday xili gobalka uu kujiro daganaansho la’aantii ugu weynayd, dhammaan marinada Shidaalka ay xiran yihiin, Sacuudigana uu la kulmayo weeraro uga imaanaya dhinaca Iran, iyadoo Islamabad...
Maxaa kasoo baxay kulanka ay yesheen Madaxda Jabuut، Somalia iyo Itoobiya?
Jabuuti (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed. Kulankan ayaa lagu xoojiyey iskaashiga wadajirka ah ee saddexda dal, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray amniga gobolka, la dagaallanka argagixisada,...



