Day: March 11, 2026

Home » Archives for March 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Jabuuti

Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga...

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay magaalada New York
Post

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galay magaalada New York

New York ( Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya, Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa Soomaaliya sanadkaan uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee Haweenka Aduunka oo ka socda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Wasiir Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa khudbad ay ka jeedisay shirka maanta...

Weerar diyaarado drons loo adeegsaday oo lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Ciraaq
Post

Weerar diyaarado drons loo adeegsaday oo lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Ciraaq

Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa duqeysay Salaasadii shalay xarun diblomaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku taalla magaalada Baqdaad, iyadoo aan geysan wax dhaawac ah, waxaana la rumeysan yahay in uu ahaa weerar ay fuliyeen maleeshiyaad ay Iiraan taageerto oo ku sugan dalka Ciraaq. Diyaaradan oo aan duuliye lahayn ayaa ku dhufatay Xarun ku taalla...

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay deegaanka Xawaadley
Post

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay deegaanka Xawaadley

Wararka inaga soo gaaray deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay in ciidanka Kumaandooska Danab ay maanta si buuxda ula wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib howlgal qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida deegaanka. Howlgalka ayaa la sheegay in si qorsheysan loo fuliyay, waxaana la sheegay inta uu socday howlgalka...