Kismayo (Raxanreeb Online) — Opposition politicians from the Samatabixinta Forum and a number of federal member state leaders are expected to open a meeting today in the coastal city of Kismayo, where they say they will discuss the country’s political situation. According to opposition figures, the meeting aims to unify the opposition’s political positions and...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Mucaaradka iyo madaxda dowlad goboleedyada oo goordhaw shir uga ka furmaya Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb Online) Siyaasiyiinta mucaaradka ee madasha samatabixinta iyo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in kulan uu uga furmo magaalo-xeebeedka Kismaayo, halkaasoo sida ay sheegeen xaalada siyaasadeed ee dalka. Sida qorshaha uu yahay Shirkan ayaa ujeeddadiisu tahay in la mideeyo mowqifyada siyaasadeed ee mucaaradka, lana dejiyo istaraatiijiyad wadajir ah oo...
Shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo banaanbax cabasho ah ka dhigay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Shaqaalaha shirkadda Favori ayaa saaka mar kale cabasho iyo bannaanbax xooggan ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib markii sida ay sheegeen loo diiday in ay gudaha u galaan garoonka. Shaqaalaha ayaa ka cabanaya in lacag ka mid ah mushaaraadkooda la goostay, iyagoo ku eedeeyay maamulka shirkadda...
Somalia Signs Deal with Turkey’s OYAK to Combat Illegal Fishing
Somalia’s Federal Government has signed a strategic partnership agreement with Turkey’s OYAK aimed at intensifying efforts to curb illegal, unreported and unregulated (IUU) fishing and to accelerate development of the country’s blue economy. The Minister of Fisheries and Blue Economy, H.E. Ahmed Hassan Aden, said the agreement will focus on protecting Somalia’s territorial waters, upgrading...
Top Somali Political Figures Gather in Kismayo as Delegations Arrive
KISMAYO, Somalia (Raxanreeb Online) — Puntland President Said Abdullahi Deni arrived in the southern port city of Kismayo on Wednesday, leading a delegation ahead of the opening session of the Somalia Future Council meeting, which is expected to begin in the coming hours. Deni, accompanied by an armed security detail, was received at Kismayo airport...
Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u qh Jubaland, haalkaas oo uu saacadaha soo socda ka furmayo shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya. Madaxweyne Deni oo watay ciidamo ilaalo ah oo hubaysan, waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu...
Howlgal culus oo laga fuliyay deegaan ay ku sugnayeen xubno katirsan AS
Hiiraan (Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo dhanka Cirka ah oo laga fuliyay goobo iyo gabaadyo ay ku sugnayeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-shabaab, kaasi oo laga fuliyay deegaanka Tardo oo hoostaga degmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan. Deegaanka Tardo ayaa degmadda Jalalaqsi uga beeggan dhanka Waqooyi Bari, waxaana horey ula...
Siciid Deni iyo xubnaha madasha Samatabixinta oo ku wajahan Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubnaha Madasha Samatabixinta ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo, halkaas oo lagu wado in uu saacadaha soo socda ka furmo shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya. Shirka Kismaayo oo socon doona daddex berri ayaa looga hadlayaa dhammeystirka qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo xaaladda kala guurka ah ee...
Askari katirsan ciidanka dowladda oo shacab ah ku dilay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa askari katirsan ciidanka dowladda oo qof shacab ah xalay ku dilay xaafada Oodweyne ee degmada Deynille ee gobolka Banaadir. Askariga ayaa la sheegay in uu dilka u geystay wiil dhallinyaro oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamed Muuse, waxaana la tilmaamay sababta keentay dilka in ay...
Trump oo kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka
Washington(Raxanreeb Online) Madaxweyne Donald Trump ayaa kordhiyay xayiraadda dhanka socdaalka ee Mareykanka, isagoo ka mamnuucaya muwaadiniinta shan dal oo dheeri ah. Aqalka Cad ayaa sheegay in xannibaadahan looga dan leeyahay “in lagu ilaaliyo ammaanka Mareykanka. Xayiraadaha Cusub ayaa lagu soo rogay dadka ka soo jeeda Burkina Faso, Mali, Niger, Suudaanta Koofureed iyo Suuriya iyo sidoo...







