Raxanreeb (Muqdisho) 2017- maanta oo kale 14-October boqollaal qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqidisho. Qaraxaas ayaa mahadhooyin ku reebay qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed gaar aahaan kuwa ku nool Muqdisho waxaana jira dad ilaa iyo hadda la la’yahay nolol iyo geeri loose badinayo in ay dhinteen....
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
MD Xasan oo markii ugu horey ka hadlay dhibaatada reer Falastiin
Muqdisho (Raxanreeb) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Al-Shabaab, amniga iyo kaalinta shacabka Soomaaliyeed ay ka qaateen howllgaladda ka socda dalka. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn...
Somali Government’s Strength Defeating Al-Shabaab: Is it Show or a Genuine fight
Somalia is a nation at war with itself. On the one hand, there is an ideological and constitutional dichotomy between member states and the federal government. On the other hand, Al-Shabaab is engaged in an active war against all Somalis. The Somalia government has been battling with prolonged conflict and insecurity since the central government’s...
Climate change forcing Somali families to the brink
Asha Abdi Omar, a mother of eight children, has lost many of the goats she depends on for a living to drought and is now struggling with water shortage in a village in southern Somalia’s Bakool region. She moved to Harhoday village in Rabdhure district desperate to find water, but was disappointed. “There is nothing...
Maxay tahay nooca doorasho ee uu doonayo Madaxwayne Saciid DENI ?
Raxanreeb (Garoowe) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uusan doonaynin in muddo kordhin uu samaysto sida ay ku doodayaan qaar ka mid ah xubaha mucaaradka maamulkaas. Deni waxa uu ku soo hadal qaaday khudbad uu jeediyay in lama huraan ay tahay in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda isla markaana keliya...
MD Xasan oo runta u sheegay siyaasiinta doorasho doonka ah ee KGS & kuwa kale
Muqdisho(Raxanreeb) Madaxwayne Xassan Shiikh waxaa uu maanta si cad u sheegay in fulinta heshiiskii golaha wadatashiga la meelmarinayo, isaga oo u sheegay siyaasiyiinta ka soo horjeeda heshiiskaas in aanay waqti isaga lumin wax ka badalan arrintaas. Madaxwaynaha oo ka hadlay khudbadii salaadii Jimacaha ayaa faah faahiyay sababta uuu doortay in wadanku yeesho laba xisbi, madaxwayne...
Shirar siyaasadeed ka socda magaalada Garoowe ee Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Shirar looga hadlayo arrimaha doorashooyinka Puntland ayaa tan iyo xalay ka socda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntaland Shirarkan ayaa dhamaantooda siyaabo kala duwan u lahaa xubnaha mucaaradka kuwaas oo doonaya in doorashada Puntland ay ku dhacdo waqtigeeda. Sida aan helayno xogaha aan ka helayno magaalada Garoowe hoggaamiyaasha xisbiyada ayaa aad u...
Sharuud Isra’il ku xirtay joojinta duqeymaha ah ka wado GAZA
GAZA (Raxanreeb ) Marinka Gaza waxaa wali ka socda duqeymaha ay fulinayaan diyaaradaha dagaalka Israel kuwaas oo ka dhan ah shacabka Falastiin. Sida wararka la helayo ay sheegayaan Israel ayaa qaaday saacadihii la soo dhaafay weeraro xoog badan oo ay ka gaysatay deegaanada Marinka GAZA , iyadoo ay soo baxayaan baaqyada loo jeedinayo dhinacyada is...
Ciidanka DFS & AS oo isku haya Sh. Dhexe & howlgal socda.
Mahadaay (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas ciidanka Dowladda ay ka wadaan howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegaya in halkaas intooda badan ay ka socdaan , goobo la sheegay in laga saaray kooxda Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda...
DIGNIIN : RW Israa’iil oo la sheegay in la dili doono
Ankara (Raxanreeb) – Wasiir Ku-xigeenka Tacliinta ee dalka Türkiye, Nazif Yilmas ayaa ka dhawaajiyay hadal ka carreesiiyay maamulka Israel, kaddib markii uu sheegay in kooxda Xamaas ay dili doonaan R/Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu soo dhigay Bartaasi. Sidoo kale, Nazif Yilmas oo dib u tweet gareeyey qoraal uu soo dhigay Netanyahu , ayuu ku sheegay in kooxda...







