Laascanood ( Raxanreeb ) Ciidamada Deegaanka ee SSC ayaa la wareegay gadiid dagaal iyo fariisin ciidamada Militeriga Somaliland kulahaayeen Jihooyinka bariga iyo galbeedka ee Magaalada Laascaanood. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka iska hor imaadyo ayaa ka dhacay maalmihii la soo dhaafay Gooja Cadde , halkaas oo ah ubudcda dagaalka labada dhinac ee SSC iyo Somaliland....
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
TiTok , Telegram & 1XBET miyay dalka ka shaqaynayaan ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Maanta ayay ahayd in si rasmi ah u dhaqangalo in dalka uga dhaqan galo go’ aan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ay ku hakisay adeega Tiktok , Telegram iyo qamaarka 1XBET. Dhamaan adeegyada ayaa si shaqaynaya , taas oo muujinaysa in aanu dhaqan gal noqon go’ aanka Dowladda ay ku joojinaysa App-...
Dhallinyarada yeey ka sugayaan inay xudduudaha dalkooda u ilaaliyaan?! –Qaybta 4aad.
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Dalka inuu Dumo waxaa ka Daran Dadkiisa oo Doqomooba! Waxaa muhiima marka aynu ka hadleyno xilka iyo waajibaadka dhallin-yarrada ka saaran dalkeena burburay inaynu fahamno dabeecadaha iyo khataraha inooga soo wajahan dalalka aynu deriska nahay ee waliba marar badan aan maqleyno handdadaad iyo damaca waalan ee kaga...
Ruto to hold talks with TikTok CEO amid concerns over explicit content
Kenya’s President William Ruto has waded into the country’s TikTok controversy, in which a petitioner wants the popular social media application banned on the grounds that it is contributing to the erosion of cultural and religious morals in society. Speaking at State House Nakuru on Wednesday, Ruto revealed that he plans to hold talks with...
ISIS threats force Bosaso commercial companies to close doors
Several prominent companies in the coastal town of Bosaso have been compelled to close their doors due to ominous threats from the ISIS militant group, according to local traders. Major commercial entities, including Towfiq, Gufurre, Horseed, and Omaar, have taken the precautionary step of temporary closure following explicit warnings. The group warned the traders that...
Saudi forces kill hundreds of Ethiopians on border, says report
Rights group claims Saudi forces use small arms and explosives in “deliberate escalation” Saudi border forces have killed hundreds of Ethiopian migrants attempting to cross into the kingdom from Yemen, according to a human rights group. advertisementsHuman Rights Watch released a 73-page report yesterday that said Saudi forces have used explosives against groups of migrants,...
Kenyan officials meet with Haiti police to discuss gangfighting force
A Kenyan delegation met with leaders of Haiti’s national police on Monday, a day after arriving in the country as it assesses leading a possible United Nations-backed multinational security force to help police fight escalating gang warfare. “We are here to assess the needs of Haiti’s national police, better understand the situation and do our...
DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen dhaq dhaaqa ganacsiga qaar ka mid ah magaalada Bosaaso. Sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Bosaaso ayaa sheegaya , in goobo badan oo ganacsi ay xaniban yihiin sabab la xiriirta go’aan ganacsatada ay ku...
Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaranka. Shirkan waxaa ka qayb-galaysa madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho iyo raiisalwasaare Xamse Cabi Bare. Shirka waxaa looga hadli-doona qodobada kala ah ,arimaha dibu xoraynta, dhamaystirka arimaha doorashooyinka...
Tirada dadkii ku nafwaayay Prigozhin oo lashaaciyay iyo Nin Mareekan oo kujiray
Ruushka (Raxanreeb ) diyaaradeed oo ka dhacay meel ku dhow tuullada Kuzhenkino ee gobalka Tver ee dalka Ruushka ayaa la xaqiijiyay in ay ku nafwaayay toban qof oo uu ku jiro madaxii kooxda calooshoos u shaqeystayaasha ee Wagner. Sidoo kale, diyaarada oo bur burkeeda shaki badan hareeyay ayaa soo dhacday xilli ay hawada ku jirtay, waxaana...





