Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Warbaahinta gudaha waxa qabsaday xildhibaano aad u dhaliilsan hadal aqalka sare ka soo yeeray Senator Osmaan Dubbe kaas oo sheegay in xildhibaanada qaar Muqdisho u joogaan qaaci. Dubbe waxa uu ku amaanay Madaxwayne Xasan Sheekh inuu tuute gashtay oo uu ku sugan yahay goobaha dagaal ee howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Dilalka rayidka oo ka socda gobolka Amhaarada oo kordhay.
Adis Ababa (Raxanreeb ) Shaqaalaha caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26 qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha wadin oo ka dhacday gobolka Amxaarada. Ciidamada federaalka dawladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka gobolka ayaa isla safnaa colaaddii ka dhacday gobolka Tigray, hase yeeshee labadaasi dhinac ayaa dagaal uu ka...
Weriye Bushaaro Baandey oo maanta la xukumay
Hargaysa (Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee maamulka Somaliland ayaa saaka oo Talaado ah xukun 1 sano oo xabsi ah ku ridday saxafiyad Bushaaro Cali Maxamed (oo loo yaqaanno Bushaaro Baanday). Gabadhan wariyaha ayaa la xiray 15 May 2023, waxaana xariggeeda lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyay wiilka madaxweyne Muuse Biixi oo lagu magacaabo Maxamed...
SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay
Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad ah sida uu yiri. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegaya in ka xukuumad ahaan xooga ay saari doonaan wax ka qabashada dhibaatooyinkaas ka jira buurta Gacan Libaax halkaas oo kooxday ay isku aruusatay. Madaxweyne Biixi ayaa...
Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg deg ah. Shirkan ayaa la sheegay in looga hadlay amniga caaasimadda oo dhawr jeer ay ka dhaceen falal amni darro oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka ku nool magaalada Muqdisho. Warar aan helnay ayaa sheegaya in...
DENI oo ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya waxyaabaha maanka dooriya. Waxa uu sheegay Saciid Deni in dhibaatooyin badan oo sabab ah maandooriyaha uu raagaadiyay wax badan oo ay qabansan lahayeen dhallinyarada Puntland. Saraakiisha ciidanka Puntland ayuu ugu baaqay inay u istaagaan wax ka...
Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah xarunta Golaha shacabka waxaa ka qabsoomay fadhi su’aalo lagu waydiinayay Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa wasiirka wax ka weydiiyay shaqada guud ee wasaaradda, gaar ahaan arrimaha ciyaaraha iyo horumarinta garoomada ku yaalla gudaha dalka. Xildhibaanada ayaa su’aalo adag waydiiyay Wasiirka kuwaas oo...
Puntland : Xarfo ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyinka muhiimka ah
Garoowe (Raxanreb ) sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno degmada Xarfo ee Puntland ciidan gadoodsan ayaa xirtay waddooyin muhiim ah oo degmada ah. Dadka degmada ayaa sheegaya in talabadan saamayn ay ku yeelatay dadka deegaanka , kuwaas oo cabsi dareemay maadama xaaladahan sidan oo kale ah nolosha dadka ay saamayn ku yeelan karto. Ciidamada...
Somaliland oo duqeymo ka fulisay gudaha magaalada Laascanood
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqlayo dhawaqa jugta culus oo ay is waydaarsanayaan ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka. Sida ay sheegayaan dadka deegaanka hoobiyaasha qaar ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaceen xaafadaha qaar ee magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Sedex...
90 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaymaha gobolka Hawaii ee Mareykanka
NewYork (Raxanreeb ) Ugu yaraan 89 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay Maui ee dalka Mareykanka. Barasaabka gobolka Hawaii Josh Green ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay kordhi karto. Burbur baaxad leh ayaa gaaray dhismayaal deegaanka ku yaala, iyadoo gawaari badan ay dhalaaleen kaddib markii uu dab qabsaday. Qiimaha dib...









