Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay
Post

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay

Adis Ababa (Raxanreeb ) Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Itoobiya iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo jeeda gobolka Amxaarada ayaa ka socda magaalooyin kuyaalla ismaamulka Amxaarada. Warbaahinta taageerta maleeshiyaadka mucaaradka ayaa ku waramaya in ay qabdsadeen xarumo muhiim ah ay ku jiraan garoomo diyaaradeed, waxa ay sidoo kale sheegeen in ay kusii siqayaan...

MD  Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?
Post

MD  Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo culays ka haystay beelaha , dega galgaduud si gaar ah Ceelbuur ayaa kulan la qaaday odayaasha deegaanka. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa  kala – hadlay Odayaasha dhaqanka Deegaankaas  ka soo jeeda  howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee la doonayo in dhawaan uu bilowday. Xasan Sheekh ayaa odayaasha...

Xasan Sheekh siduu u maareyn doonaa muranka beesha Ceelbuur degta ?
Post

Xasan Sheekh siduu u maareyn doonaa muranka beesha Ceelbuur degta ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  ku sugan degmada Dhuusmareeb  , ujeedkiisa waxa lagu sheegay in ay tahay wajiga labaad ee howlgalka lagula dagaalmayo Al- Shabaab. Madaxwaynaha ayaa tagay Dhuusmareeb , iyadoo beelaha qaar ay tabasho ka qabaan sida Dowladda ay u wajahayso howlgalada , isla markaana ay soo baxayaan muran arintaas ka...

Dowladda  miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho  ?
Post

Dowladda  miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho  ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dhawr qarax oo waxyeelo u gaystay dad shacab ah oo ay haleeleen qaraxyada. Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay , qarax nooca miinada dhulka la galiyo oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan Dowladda...

Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?
Post

Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saxiib dhaw lahaa Madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud In muddo ahba waxaa la hadal hayay in Xuseen uu damac kaga jiro xilka  Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed  ka dib markii waqtiga uu ka dhamaaday Cabdicasiis Laftagareen....

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xiray
Post

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xiray

Lahore (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaarihii hore ee ee Pakistan Imran Khan ayaa la xiray Sabtida maanta ah kadib markii garsoore uu ku helay dambi ah inuu galay dambiyo, wuxuuna ku xukumay seddex sano oo xarig ah, sida ay xaqiijiyeen booliska iyo saraakiisha Pakistan. “Waxaan hadda helay xogta ku saabsan in Imran Khan la xiray,” ayuu...

 Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay
Post

 Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay

Jigjiga (Raxanreeb ) Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Godey ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cagjar. Kulankan dhax maray madaxda labada maamul ayaa intii uu socday waxaa looga wada hadlay iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo fududeynta isu...

Helsinki oo lagu qabtay xaflada sanadguurada 25aad Puntland & aas aaska khaatumo
Post

Helsinki oo lagu qabtay xaflada sanadguurada 25aad Puntland & aas aaska khaatumo

Helsinki (Raxanreeb) Waxaa magaalada Helsinki ee dalka Finland lagu qabtay munaasabad isku sidkan oo loogu dabaal degayo 25 sano guuradii ka soo wareegatay aas-aaska Puntland iyo Aas-aaska Khaatumo oo todobaadkan lagu dhawaaqay. Waxaa ka qayb galay ,munaasabadan Inta badan Soomaalida ku nool dalkaas , masuuliyiin , aqoonyanno  qaybaha bulshada iyo hogaamiyaasha Soomaalida ee xillaka ka...

Dhaqdhaaq  sidee ah ayaa maanta ka socda Dhuusmareeb ?
Post

Dhaqdhaaq  sidee ah ayaa maanta ka socda Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladd Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamo ka tirsan Villa Soomaaliya ayaa la geeyay degmada Dhuusmareeb , halkaa soo howlgal ay ka samaynayaan ka hor gaaritaanka Madaxwaynaha ee Degmadaas oo aad loo hadal hayo. Magaalada Dhuusamareeb ayaa...

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.
Post

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.

Washington (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka soo muuqday Maxkamad Federaal ah ah dalka Mareykanka. Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla  Washington si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xidhiidhay, inuu isku dayay inuu hor istaago natiijadii doorashadii...