Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xiray

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo la xiray

Lahore (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaarihii hore ee ee Pakistan Imran Khan ayaa la xiray Sabtida maanta ah kadib markii garsoore uu ku helay dambi ah inuu galay dambiyo, wuxuuna ku xukumay seddex sano oo xarig ah, sida ay xaqiijiyeen booliska iyo saraakiisha Pakistan.

“Waxaan hadda helay xogta ku saabsan in Imran Khan la xiray,” ayuu yiri Attaullah Tarar, oo ah kaaliyaha gaarka ah ee Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif, oo la hadlay warbaahinta.

Booliska Lahore ayaa sheegay in Khan ay xireen saraakiil ka tirsan ciidamada Islamabad.

AP/VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published.