Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Puntland “Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “
Post

Puntland “Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira “

Gaalkacyo ( Raxanreeb ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay amniga deegaanada maamulka Puntland. Shirka waxaa guddoominayay Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland  Faysal Sheekh Cali kaas oo sheegay in muhiim ay tahay in laga shaqeeyo amniga magaalada Gaalkacyo ee Puntland. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ay jiraan odayaal la wada...

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira
Post

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira

Doolow (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo maanta oo Jimca ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaare badan dhaliyay . Waxa uu u dhaxeeyay weerarkan maleeshiyaadka kooxda Al- Shabaab iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Weerarka ka dib waxay goobjoogayaashu ay sheegayaan inuu jiray gaari is...

XOG – MD Xasan Sheekh oo culays kala kulmaya beelaha Galgaduud.
Post

XOG – MD Xasan Sheekh oo culays kala kulmaya beelaha Galgaduud.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in ay qaado wajiga labaad ee  howlgalka ay ku doonayso in ay ku  jabiso kooxda Al- Shabaab ee  gobolada dhexe. Ciidamo fara badan ayaa la geeyay degmada Dhuusamareeb kuwaas oo la sheegay in ay horudhac u yihiin wajiga labaad ee howlgalkaas oo la sheegay in xitaa Xasan Sheekh...

Trump oo ka soo muuqanaya Maxkamad &  amniga Washington oo la adkeeyey
Post

Trump oo ka soo muuqanaya Maxkamad &  amniga Washington oo la adkeeyey

Washington (Raxanreeb )Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ka soo muuqanaya Maxkamad federaali ah oo ku taalla magaaladan Washington DC ka dib markii lagu soo eedeeyey dembi culus. Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad la xiriirta inuu sifo aan sharci ahayn isugu dayay...

GAROOWE : Ciidan ka godooday mushaar la’aan oo qalqalgaliyay amniga
Post

GAROOWE : Ciidan ka godooday mushaar la’aan oo qalqalgaliyay amniga

Garoowe (Raxanreeb  ) Ciidanka loo yaqaan Goodirka oo ka tirsan Booliska maamul goboleedka Puntland ayaa  gadood ka sameeyay gudaha caasimadda Garoowe sida ay sheegayaan dad halkaas ku sugan. Wararka ayaa sheegaya in ciidanka Goodirka oo ku sugan garoonka ciyaaraha Garoowe ee Mire Awaare ay isku dayeen in ay halkaas ka guuraan amar la’aan kadib markii...

Ma Xasaaska Al- Shabaab ayaa laga saarayaa Baraawe ?
Post

Ma Xasaaska Al- Shabaab ayaa laga saarayaa Baraawe ?

Baraawe (Raxanreeb)  Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii caruurta iyo xaasaska Al- Shabaab laga saari lahaa magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Hadalkan waxaa sheegay Wasiir  maamulka Koonfur Galbeed u qaabilsan amniga oo lagu magacaabo Wasiirka Amniga  Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Abdulkadir Maxamed. Xasan Abdulkadir Maxamed ayaa sheegay in magaalada ay...

Shirqool lagu dilay Taliyihii Ururka 2-aad ee Ciidanka xoogga dalka
Post

Shirqool lagu dilay Taliyihii Ururka 2-aad ee Ciidanka xoogga dalka

Warsheekh ( Raxanreeb ) Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay deegaanka Masjid Cali Gagaduud ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Iska hor imaadkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac , soo gaaray ciidanka wada dagaalamay oo iskugu jira ciidan iyo saraakiil. Dagaalka ayaa waxaa lagu...

Ku  dhufo oo ka dhaqaaq :  Dagaalka  Al- Shabaab ee Muqdisho
Post

Ku  dhufo oo ka dhaqaaq :  Dagaalka Al- Shabaab ee Muqdisho

Raxanreeb (Muqdisho ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay weerar Al- Shabaab ay ka fuliyeen degmad Yaqshiid ee magaalada Muqdisho. Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  maleeshiyaadka A- Shabaab waxa ay ka fuliyeen weerar  khasaare gaystay. Waxaa la sheegay in laba askari halkaas ay ku dhinteen halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen...

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud
Post

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Xog RBC ay heshay ayaa sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay kaabiga ku hayaan deegaanka Masgawaa ee gobolka  galgaduud halkaas oo ka mid ah deegaanadii kooxda laga saaray. Sida wararka ay sheegayaan kooxda ayaa duleedka deegaankaas sidoo kale ka sameeyay arbushaad , taas oo lagu tilmaamay in ay ahayd mid sahan  ah....