Saint-Petresburg (Raxanreeb ) Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka. Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka, Biixi Iimaan Cige ayaa saxiixay heshiiska uu Ruushka in ka badan $684 million kaga cafiyay Soomaaliya sida laga soo xigtay telefishanka qaranka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
XOG : Saraakiil loo xiray qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad & Fashil amni oo Muuqda
Muqdisho (Raxanreeb ) Kadib weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay xubin ka tirsan ururka al-Shabaab la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dalwadda, oo ku sugnaa Kuliyadda Jaalle Siyaad, waxaa su’aalo la iska weydiinayaa sida uu ku dhacay? Saraakiil kuwa amniga ah ayaa xaqiijiyey in saraakiil loo xiray weerarkan, su’aalo la weydiinayo. Saraakiisha la xiray waxaa ku...
Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dil ka gaystay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Ilaalada Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho , gaar ahaan degmada Yaqshiid ay ku toogteeen mid ah askarta dharcadka ah ee ilaalashada shacabka la magac baxay. Goobjoogayaasha ayaa sheegay , in dilkan salka uu ku hayo ka dib , muran soo dhaxgalay ilaaliyaha Guddoomiyaha gobolka...
Mucaraadka Puntland oo qabsanaynaa doorasho xaq ah 8da January
Garoowe (Raxanreeb ) Siyaasiinta dowlad goboleedka Puntland ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay go’aankii kasoo baxay golaha Wakiillada ee lagu ansixiyay in furis iyo wax ka bedelka Dastuurka maamul goboleedka Puntland. Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland haddana ah mid kamid ah xubnaha Mucaaradka oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku eedeeyay madaxweyne Siciid...
Guddoomiye Madoobe ‘’ Askartii lagu laayay Jeelle Siyaad waa masuuliyad darro ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee ka dhacay , Kulliyadda Jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho. Guddoomiye Madoobe ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay weerarkaas oo uu sheegay in la fududeeyo in qofka is qarxiyay uu gudaha u galo xarunta gaashaandhiga. Waxa...
Uhuru Kenyatta ‘’ Dhib keliya ee ii haysta ee caqabad igu ah waa Rutu ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxwaynihii Kenya Uhuru Keyatta ayaa sheegay inuu dareemayo dhibaatooyin joogta ah oo uu kala kulmayo Dowladda Madaxwaynaha hadda talada dalkaas haya ee William Rutu Waxa uu sheegay Uhuru Kenyatta in ciidamo fara badan dhawaan weerar ay ku qaadeen gurigaas talabadaas oo uu ku tilmaaay in ay ahayd mid gardara ah oo lagu...
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka
Garoowe (Raxanreeb ) Dood adag ayaa wali ka taagan in la furo Dastuurka taas oo xitaa ku keentay deegaanada maamulka Puntland xaalad hubaal la’aan ah iyo gacan ka hadal khasaare badan sababay. Xubnaha Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa maanta oo Talaada ah waxay meel mariyeen , in wax laga bedelo Dastuurka oo siyaasiinta ay diidan...
WARCUSUB : Khasaaraha qaraxa ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho oo korortay
Muqdisho (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhex dhacay xero ciidan oo ku taalla gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Qaraxa oo loo malaynayo inuu ahaa qof walxaha qarxa isku soo xiray oo dareeska ciidamada xirnaa, ayaa beegsaday ciidan saf ku...
MUQDISHO : Markale ayaa lagu dilay masuul kale oo maamul goboleed ka tirsanaa
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiir ka tirsanaa maamulka HIirshabeelle ayaa lagu toogtay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho sid ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa la sheegay in dilkaas ay ka danbeeyeen koox hubaysan kuwaas oo dilka ka dib goobta isaga baxsaday. Dowladda Soomaaliya...
DEG DEG: Askar badan oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Qof walxaha qarxa isku soo xirey ayaa isku qarxiyay ciidan gaardinayay oo ku sugnaa Ka soo horjedka xerada Damaanyo ee magaaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac badan kuwaas oo loola cararay isbitaalada magaalada Muqdisho. Ciidankan ayaa ka mid ah ciidamo la doonayay in ay ka qayb qaadaan...









