Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Qabuuro  la doonayay in  Ganacsato laga iibiyo oo amar  culus laga soo saaray
Post

Qabuuro  la doonayay in  Ganacsato laga iibiyo oo amar  culus laga soo saaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Tre-disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda. Duqa Caasimadda ayaa waxa uu halkaasi kula hadlay Bulsho ka wal-walsan warar muddooyinkii ugu danbeeyay baraha Bulshada la isla dhex maraayay taasi...

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!
Post

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (Raxanreeb ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in qof shaqsi ah leeyahay. Dadka ku dhibban kali ah ma ah reer Gedo ee waa soomaali oo dhan. Ayada oo loo dabbaal degayo 63 guurada Soomaliya, ayay 2dii nin ee ugu sarreysan ciidanka Kenya kulan la...

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee  Bakool
Post

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee  Bakool

Ceelbarde (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar gaadma ah waxaa lagu soo waramayaa in ay ku qaaday degmada Ceelbarde ee gobolka Baay. Fariisimo ciidanka maamulka KGS ay ku leeyihiin degmadaas ayaa laga maqlayay saaka weerar  gaadma ah oo la sheegay in lagu qaaday ciidanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaasta labada dhinac ay is...

DFS & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka
Post

DFS & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka ATMIS ayaa ka wada- hadlay sidii ciidan Soomaaliya si buuxda ay ula wareegi lahaayeen amniga goobihii ay ka baxeen ciidanka. Labada dhinac ayaa sidoo kale kale waxay isla soo qaadeen sida muhiim ay u tahay in ciidanka Soomaaliya ay helaan qalab iyo tababar dheeraad ah si ay...

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI
Post

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul  goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah ee maamulkaas iyo Madaxwayne Saciid Dani. Dhinacyadan aya ku kala fogaaday , arrimaha doorashooyinka iyo in la furo dastuurka taas oo sababtay in rabashado ay ka dilaacaan magaalada Garoowe ee Puntland. Odayaasha dhaqanka & ismimada...

Dowladda Soomaaliya oo lagu dacwaynayo lacag loogu leeyahay KENYA
Post

Dowladda Soomaaliya oo lagu dacwaynayo lacag loogu leeyahay KENYA

Nairobi (Raxanreeb ) Maxkamad taal Nairobi ayaa xukun magdhow lacageed ah ku ridday Dawladda Federaalka Soomaaliya , kiiskan ayaa  la xiriira heshiis qandaraas sannadkii 2016 , dhex maray Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo shirkad dhismaha ka shaqeysa oo magaceeda lagu sheegay Kingsley Construction Limited si ay dayactir ugu sameyso safaaradda, sida uu baahiyay wargeyska Daily...

Xubno ka mid ahaa Daacish oo Boosaaso lagu soo bandhigay
Post

Xubno ka mid ahaa Daacish oo Boosaaso lagu soo bandhigay

Boosaaso (Raxanreeb ) Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa soo bandhigay xubno ka tirsanaa kooxda Daacish oo isku soo dhiibay Ciidamada amaanka. kuwaasoo gaaraya 12 xubnood Xubnahan ayaa ka soo goostay kooxda Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari sida uu sheegay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir...

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo
Post

Sooyaalka :  Daljirka  DAHSOON ee la ubax dhigay  maanta xuska 1-da Luulyo

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabaddan ayaa cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga...