Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Shuuti & ujeedka u gaaray magaalada BARAAWE
Post

Shuuti & ujeedka u gaaray magaalada BARAAWE

Baraawe (Raxanreeb ) maalmihii la soo dhaafay waxaa socday dadaalo lagu doonayay in gabi ahaanba meesha laga saaro waxa keenay rabshadaha ka dhacay magaalada. Magaalada Baraawe waxaa  sidoo kale gaaray , wafuud kala duwan , iyadoo la ogyahay in dhawaan Guddoomiyaha Golaha shacabka uu magacabay Guddi soo qiimeeya xaalada Baraawe. Maanta oo Jimcaha Wafdi uu...

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab
Post

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya rejo xumo la xiriira sii socoshada howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee dowladda ay ku dhawaaqday. Rejo xumadan ayaa timid ka dibb markii uu soo baxay , khilaafka ka dhashay xil ka qaadistii dhawaan lagu sameey Guddoomiyihii hore Cali Jayte Cusmaan. Ciidanka kooxaha macwiislayda ee dagaalama gobolka Hiiraan...

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?
Post

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa  amniga magaalada iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw halkaas oo ay ka socdeen howlgal amniga lagu sugayo. Waxaa ku sugnaa kulankan Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan , waxaana shir guddoominayay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar dabageed. Shirkan...

Axmed-Macalin-Fiqi
Post

Fiqi  oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa magacaabista Guddoomiyaha gobolka Gedo. Axmed Macalin  Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay  in maadama dalka uu yahay Federaalka gobolka Gedo uu ka mid yahay  maamulka Jubbaland sidaas darteeda Jubbaland ay magacaabi karto Guddoomiyaha. Ma jirto ayuu...

Maxaa  maanta  ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?
Post

Maxaa  maanta  ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?

Baardheere (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah degmadaas ay isku fidiyeen ciidanka Itoobiya. Sida wararka aan helayno ay sheegayan ciidanka ayaa howlgal ka fuliyeen xaafadaha kala duwan ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dad ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in ciidanka...

PUNTLAND : ”Amniga –caasimadda Garoowe waa  uu wanaagsan yahay ”
Post

PUNTLAND : ”Amniga –caasimadda Garoowe waa  uu wanaagsan yahay ”

Garoowe (Raxanreeb)  ka dib markii soo baxay , war ku saabsan  in dad badan ay isaga cararayaan , xaafadaha magaalada  Garoowe ayaa arintaas waxaa war ka soo saaray Taliska ciidanka booliska Puntland. Warka ka soo baxay , Taliska Booliska ayaa lagu sheegay in amniga caasimada Puntland uu wanaagsan yahay isla markaana aysan  jirin wararka ku...

laba qarax oo xoog badan oo ka dhacay degmada Baardheere
Post

laba qarax oo xoog badan oo ka dhacay degmada Baardheere

Baardheere (Raxanreeb ) Qaraxyo xooggan ayaa ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Wararka laga helayo degmada Baarsheere ee Gedo ayaa sheegaya in laba qarax oo xooggan ay halkaa ka dhaceen. Guddoomiyaha degmada Baardheere ayaa xaqiiyay jiritaanka qaraxyada maanta galgaliyay degmada Baardheere. Warku wuxuu intaa ku darayaa in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay...

Dowladda oo ciidamo ku daadisay duleedka Muqdisho & sababta
Post

Dowladda oo ciidamo ku daadisay duleedka Muqdisho & sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamada xasilinta caasimadda ee Police Militaireayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka bilaabeen deegaannada duleedka ka ah caasimadda ee Muqdisho, ciidankaan oo aad u fara badan ayaa saacadihii ugu dambeeyay waxaa lagu arkayay deegaanka Ceelasha Biyaha. Deegaannada Ceelasha Garasbaaley iyo Daarusalaam aya hore waxaa ugu sugnaa ciidamo isugu jiray Booliiska iyo...

Garoowe oo degan & ciidanka oo laga saaray magaalada
Post

Garoowe oo degan & ciidanka oo laga saaray magaalada

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka ayaa maanta ka degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen rabashado salka ku haya wax ka bedelka Dastuurka , waxaana rabashadahaas sababeen dhimasho iyo dhaawac. Waxa magaaalada ka socda , dadaalo lagu doonayo in lagu xasiliyo magaalada Garoowe isla markaana la qaado ciidanka ka soo horjeeda...