laba qarax oo xoog badan oo ka dhacay degmada Baardheere

laba qarax oo xoog badan oo ka dhacay degmada Baardheere

Baardheere (Raxanreeb ) Qaraxyo xooggan ayaa ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Wararka laga helayo degmada Baarsheere ee Gedo ayaa sheegaya in laba qarax oo xooggan ay halkaa ka dhaceen.

Guddoomiyaha degmada Baardheere ayaa xaqiiyay jiritaanka qaraxyada maanta galgaliyay degmada Baardheere.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay ciidamo .Waxaa kacsan xaaladda degmada waxaana inta badan

Leave a Reply

Your email address will not be published.