Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera
Post

Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera

Mandheera (Raxanreeb ) Faahfaahino dheeraad aha yaa kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Mandera qaraxaas oo la eegtay cutubyo katirsan ciidanka Kenya, qaraxan oo geystay qasaare u badan dhaawac. Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa qaraxa in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in waddada dhineceeda lagu aasay, qaraxa ayaa...

ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska
Post

ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska

Muqdisho (Raxanreeb ) Sare u kacii ugu xooganaa ayaa ku yimid qiimaha , mooska ee suuqyada magaalada Muqdisho taas oo saamaynteeda laga dareemayo caasimadda. Ganacsatada Mooska ku iibisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  dhaq dhaaqa mooska uu aad ugu hoseeyo ka ganacsigiisa sidii markii hore uu ahaa. Arintan ayaa loo sababaynayaa sida ganacstadu ay sheegeen...

Cali JAYTE ”Dhabihii  Wajiga labaad ee dagaalka  Al- Shabaab waa laga leexday ”
Post

Cali JAYTE ”Dhabihii  Wajiga labaad ee dagaalka  Al- Shabaab waa laga leexday ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliya ay ku wajahayso , wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab. Guddoomiyaha Hiiraan ayaa sheegay in  Madaxda Dowladda Soomaaliya ay ku harsan  tahay keliya  sidii loola imaan lahaa qorshaha wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al-...

Golaha ammaanka “ Somaliland waa in ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”
Post

Golaha ammaanka “ Somaliland waa in ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”

NEWYORK (Raxanreeb ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu maanta yeeshay kaga hadlay xaaladda colaadda Laascaanood. War qoraal ah oo kulanka ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Golaha Ammaanku si weyn uga walaacsan yahay dagaalka Laascaanood waxaanu dhinacyada ugu baaqay in colaadda la joojiyo. Waxa kale oo qoraalka lagu tidhi “Xunbaha Golaha...

Qaraxyo gilgilay saldhiga Ciidanka Itooobiya degmada Doolow ee Gedo
Post

Qaraxyo gilgilay saldhiga Ciidanka Itooobiya degmada Doolow ee Gedo

Doolow (Raxanreeb ) Ciidanka Itoobiya ee ku sugan degmada  Doolow ee gobolka Gedo oo lala eegtay  maanta qaraxyo ismiidaamin ah oo khasaare xooggan u gaystay ciidanka la wareeray. Ilaa laba qarax oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa la sheegay in lagu dhuftay irida xerada ay degan yihiin ciidanka Itoobiya Wararka hordhaca...

WARCUSUB : Wadada KM4 ee Muqdisho oo lagu kala cararay
Post

WARCUSUB : Wadada KM4 ee Muqdisho oo lagu kala cararay

Muqdisho (Raxanreeb ) Wadada KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa ciidanka amniga ay xireen ka dib markii laga shakiyay gaari konteenar ah oo wadada dhax yaalla. Mashquul badan ayaa ka  jira dhammaan waddooyinka KM4 ku hareeraysan halkaas oo ay soo gaareen ciidanka amniga. Dadwaynaha ayaa ka kala cararay halka gaarigan uu yaalo oo  looga shakiyay inuu...

Axmed Madoobe oo maamul dib joog ah u magacaabay GEDO
Post

Axmed Madoobe oo maamul dib joog ah u magacaabay GEDO

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe], ayaa hogaan cusub waxa uu u magacaabay maamulka gobolka Gedo, sidda uu shaaciyey xafiiskiisa. Sidda ku xusan wareegtadda, Cabdullahi Cabdi Jaamac ayaa loo xushay Gudoomiyaha Gobolka Gedo, halka Cusmaan Nuux Xaaji ( Macalimu) mar kale loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda. Gobolka Gedo ayaa...

DENI oo furaya Kalfadhiga Barlamaanka , Qodobada xasaasiga ah ee jira
Post

DENI oo furaya Kalfadhiga Barlamaanka , Qodobada xasaasiga ah ee jira

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kala fadhiga Barlamaanka maamulkaas . Madaxwaynaha Puntland ayaa maalmaha soo aadan gaari doona magaalada Garoowe ka dib ololihiisa doorasha ee uu ka waday deegaanada maamulka Puntland. Wararka  horudhaca ah ee aan helayno ayaa sheegaya in arrimo xasaasi ah oo ku...

Hoobiyaal lagu garaacay  Laascanood & khasaaraha ka dhashay
Post

Hoobiyaal lagu garaacay  Laascanood & khasaaraha ka dhashay

Laascanood (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool  ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga maqlay madaafiic xooggan oo ku dhacayay xaafadaha qaar ee magaaalada. Waxa lagu soo waramayaa in hoobiyaashaas magaalada ay ku garaceen ciidanka militiriga ee Somaliland kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada oo ay isku hor fadhiyaan  iyaga...