Author: MR Guled (Hanad Guled)

Siyaasi da’yar oo maxbuus ahaa oo madaxwayne ka noqday Senegal.
Post

Siyaasi da’yar oo maxbuus ahaa oo madaxwayne ka noqday Senegal.

Dakar (Raxanreeb )- Toban maalmood ka hor doorashada madaxweynaha, oo ku beegan 14 maarso, Bassirou Diomaye Faye waxa uu ahaa maxbuus ku xiran xabsiga Cap Manuel ee ku yaalla duleedka koonfureed ee Magaalada Dakar. Laakiin talaadadii oo bishu ahayd 25 ka Maarso maalin ka dib doorashadii wadanka oo kusoo  dhammaatay xaalad aan la saadaalin karin...

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.
Post

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.

Jalalaqsi (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in duleedka degmada Jalalaqsi  ay  dileen macallin dugsi oo ka biyo diiday fulinta amarkooda. Macallinka ayaa kooxda waxa ay maalmo ka hor ka afduubteen deegaan hoostaga  degmada Jalalaqsi ka dib markii uu ka dhaga adeegay bixinta lacag ay ka doonaysay kooxda Al- Shabaab. Waxa lagu...

Post

Puntland Government Strongly Opposes Amendments to Somalia’s Interim Constitution

In a recent press release, the Puntland government of Somalia voiced its staunch opposition to proposed amendments to the country’s Interim Constitution, highlighting concerns over potential threats to the federal system and national unity. The press release underscores the historical significance of previous agreements such as the National Convention in 2004 and the Garowe agreements...

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.
Post

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.

Jowhar (Raxanreeb )- Wararka aan  ka helayno gobolka  Shabeellaha  dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen ciidanka dowladda. Aroortii hore  ee saaka  ayaa weerar culus oo ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen kooxda Al-Shabaab deegaanka Daaru-nimca ee katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil ka tirsan Dowladda...

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’
Post

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’

Garoowe (Raxanreeb )-Maamulka goboleedka Puntland ayaa gaashaanka u daruurtay markale qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo murankiisa uu ka tagan yahay – magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed ka soo baxay maamul goboleedka Puntland oo ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin...

MURUGO :Nin xaaskiisi hore oo  u haysay afar caruur ku dilay Wanlaweyn.
Post

MURUGO :Nin xaaskiisi hore oo  u haysay afar caruur ku dilay Wanlaweyn.

Wanlaweyn (Raxanreeb )- Degmada walawayn ee Shabeellaha hoose maanta oo Isniin ah waxaa ka dhacay fal argagax leh ka dib markii nin xaaskiisa uu ku dilay degmadaas sida ay sheegeen dadka deegaanka. Haweenaydan ayaa u dhashay ninka  toogtay afar caruur hase ahaatee mar hore ayaa la sheegay in ay kala tageen. Goobta uu dilka ka...

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.
Post

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.

Mandheera  (Raxanreeb )- Magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya waxa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay halkaas  qarax khasaare gaystay. Waxa   uu ka dhacay qarxan  bartamaha magaalada gaar ahaan Hotel halkaas ku yaalla. Goobta waxa soo gaaray ciidanka amniga magaalada Mandheera halkaas oo dad badan ay ka qab qabteen oo ay ku tuhmayaan qaraxa. Qaraxan...

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.
Post

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.

Baraawe (Raxanreeb)-  Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Olole  ugu jira sidii loo kala jabin lahaa in ka badan 70 xildhibaan kuwaas oo diidan xiligan wax ka bedelka lagu samaynayo Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  saacadihii la soo dhaafay qaabilo xildhibaano dhawr ah kuwaas oo uu kala hadlayay arrimo ku saabsan sidii...

Weerar lagu qaaday  fariimaha ATMIS ee Baraawe ee Sh. Hoose.
Post

Weerar lagu qaaday  fariimaha ATMIS ee Baraawe ee Sh. Hoose.

Baraawe (Raxanreeb )-  Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen fariisimo ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin duleedka magaalada Baraawe. Dad ku sugan magaalada Baraawe ayaa sheegay in ay maqlayeen xalay  jugta culus ee ay is waydaarsanayeen  ciidanka ATMIS ee la wareeray iyo kooxda Al- Shabaab. Ciidamada ATMIS ayaa...

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.
Post

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.

Garoowe (Raxanreeb ) –Wasiirka  arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in madaxwaynihii dowladii KMG Shariif  Sheekh Axmed uu tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wasiir  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in shirka Garoowe ee Madaxwaynayaasha hore ee dalka Shariif iyo Farmaajo marnaba hortaagi karin  in wax laga bedelo...