Author: Hanad Guled (Hanad Guled)

Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho
Post

Dowladda & Al – Shabaab oo isku dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dagaal kula galay gudaha magaalada Muqdisho kooxda Al- Shabaab. Dagaalkan oo khasaare dhaliyay ayaa ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab ku dhaxmaray degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah dagaalkan ayaa ka dhacay Beerta Cali Mahdi ee ku taala degmada Dayniile , halkaas...

Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?
Post

Farmaajo muxuu ka diiday imaaraadka muxuse , Xasan Sheekh u ogolaaday ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Hoggaan kasta oo dalka la wareeega waxa uu leeyahay isbahaysiyo dalal shisheeye oo keliya uu eego danaha ah doorashadiisa oo kaalin ay ku lahaayeen ama si kale ula saxiib. Madaxwaynayaashii isaga kala danbeeyay xukunka ayaa siyaabo kala duwan ugu dhawaa dalal badan oo ay ugu horeeyaan carabta ay ku jirto oo...

Digniino laga soo  saartay Roobab dabaylo oo ka da’i kara Soomaaliya
Post

Digniino laga soo  saartay Roobab dabaylo oo ka da’i kara Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a Digniinta Hay’ddan ayaa ka danbaysay ka dib markii qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’ay roob xoogan oo biyo dhigay meelo badan oo goboladaas ah. Hey’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga yaabo in Roobab...

Muhiim ma tahay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya ?
Post

Muhiim ma tahay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan u jeedkiisu ahaa maaraynya hubka iyo rasaasta iyo halka ay marayso qorshaha ah in Soomaaliya laga qaado cuna- qabataynta. Waxaa laga sheegay gaba- gabada shirkan la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya taas oo soo martay heerar kala duwan. Lataliyaha...

Raxanreeb : Bisha barakeysan ee Ramadaan oo lasoo dhaweeyay
Post

Raxanreeb : Bisha barakeysan ee Ramadaan oo lasoo dhaweeyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Ramadaan waa bisha sagaalaad ee sanadka Islaamka, waa bisha ugu fadliga badan, waa bisha min waberi ilaa qorrax dhac ay Muslimiintu ka Soomaan cunista, cabidda sidoo kale ficillo soomka burinya. Waa xilli nafta la xakamaynaayo, muslimiintu waxay hiigsanayaan cibaado iyo xiriir adag inay la yeeshaan Alle, waxayna tan ku sameeyaan sida ugu...

Dowladda maxay ku aragtay waddooyinka Muqdisho oo ciidan lagu daadiyay ?
Post

Dowladda maxay ku aragtay waddooyinka Muqdisho oo ciidan lagu daadiyay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay sameeyay howlgalo ka duwan kuwii hore ka dib markii  kooxda Al- Shabaab dhawr hoobiyaal ay ku garaaceen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa gaaf – wareegayay ciidamo  fara badan oo isugu  jir boolis iyo Nabad sugid kuwaas oo ka feejignaan weerar ka...

Miyaa la mari karaa wadada isku xirta Muqdisho & Jalalaqsi ?
Post

Miyaa la mari karaa wadada isku xirta Muqdisho & Jalalaqsi ?

Jalalaqsi (Raxanreeb ) Ciidamo aad u – fara badan oo ka baxay magaalada Muqdisho iyaga oo  wata gadiidka dagaalka ayaa gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ciidankan oo ay abaabuleen xildhibaano ka tirsan Barlamaanka ayaa lagu sheegay in ujeedka ay halkaas ay u gaareen ay tahay in ay ka qayb qaataan howlgalka ka dhanka ah...

GAROOWE : Shir la isugu yeeray Hay’adaha amniga & sababta ka danbeysa
Post

GAROOWE : Shir la isugu yeeray Hay’adaha amniga & sababta ka danbeysa

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxa  lagu qabtay kulan ujeedkiisu uu ahaa sugidda amniga magaalooyinka Puntland , kaas oo ay isugu yimaadeen  laamaha amniga. Saraakiisha amniga  Puntland ayaa kulankooda maanta ku soo hadal qaaday sida ay tahay in loo sugo amniga  oo la dardargalyo inta lagu  jiro bisha barakaysan ee Ramadaan....

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Villa- Soomaaliya.
Post

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Villa- Soomaaliya.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho maqribnimadii caawa waxaa mar qura laga maqlay dhawaqa hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha Muqdisho. Tiro badan oo Hoobiyaal ah ayaa ku dhacay agagaaraha xarunta Madaxtooyada oo ku taala Degmada Wartanabadda ee Magaalada Muqdisho. Qalqal ayaa mar qura waxa – galay dhaq- dhaqaaqa meelo badan oo magaalada magaalada Muqdisho , meelaha...