Muqdisho ( Raxanreeb ) Xaalada magaalada muqdisho oo kacsan wadooyinka waweyn oo ay ka socdaaan banaabaxyo waaweyn. Shacabka ayaa waddooyinka xirtay ka dib markii ciidankan amniga ay toogasho ku dileen Wiil oo dhalinyaro ah oo moota bajaaj ku shaqeysanayay. Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa sidoo kale isla maanta waxa ay dhawaceen ilaa sadax qof oo shacab...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Maxay tahay sababta Ciidamada Dowladda ay Isaga baxeen Degmada Galcad ?
Galcad ( Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda ayaa faarujiyay gabi ahaan Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud oo shalay dagaal qaraar uu ka dhacay, waxaana soo baxaya dhowr su’aalood oo dul saaran sababta ciidamadaan loo saaray. ilo Muhiim ah ayaa xaqeejiyay in Ciidamada Gorgor iyo Danab lagu amray inay dib uga baxaan Degmada Galcad oo dhawaan Dowladdu...
KGS ” Xubno ajaaniib ah oo ka barbar- dagaalamay Al- Shabaab ayaa dilnay “
Baydhabo ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu faahfaahiyay dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Goofgadudud oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Baydhabo. Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in dagaalkaasi ay ku dishay in ka badan 10 ka tirsan Al-Shabaab, kadib weerar ay ku soo...
Caro ka dhalatay dil Muqdisho loogu gaystay wiil Bajaajla ahaa.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Askari Ka tirsan Ciidanka Dowlada Federaalka ayaa Darawal Bajaajle ah Ku dilay Muqdisho gaar agaan degmada Howlwadaag. Ilaa iyo hadda lama oga sababaha soo daadejiyay dilka moota Bajaajlaha , waxaana jira caro xooggan oo arrintan ka dhalatay. Meydka wiilka lagu dilay isgooska Howlwadaag ayaa halkaasi yaallay daqiiqado badan, waxa ayna diideen...
Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Danab oo lagu dilay weeraro qaraxya ah oo ka dhacay Galcad.
Galcad ( Raxanreeb ) Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ku billowday oo kooxada Al shabaab ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Wararka laga helay Dagamada Galcada ayaa sheegay in illaa laba gaari...
DEG- DEG : Guri ku yaala degmada – Hodan oo la qarxiyay.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax Nuuca Miinada soobooda ayaa lagu xiray Guri ku yaalo Waaxda October ee Dagmada Hodan ee Gobalka Banaadir . Dhawaqa qaraxan aad ayaa looga maqlay Dagmada Hodan iyo dagmooyinka u dhaw dhaw . Majiro wax qasaara ah oo uu sababay qaraxan. Maamulka degmada Hodan wali wax faahfaahin ah ma uusan ka...
Koox hubaysan oo dhac gaysanayay oo gacanta lagu soo dhigay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Xamarweyne ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan ah ee dadka Shacabka ah beerta xiliyada habeenkii ah, kuwaas oo xalay ciidanku ka qabteen isla Degmada xamarweyne. Ciidanka ayaa ragaan qabty iyaga oo wata qoriga AK47 iyo moota bajaaj, waxa ayna dhacayeen xiliga la qabtay labo qof dumar...
MD Laftagareen & Mucaaradka maxay ka wada- hadleen ?
Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta deegaanka ee ka aragtida duwan maamulka. Madaxweynaha...
Souef ‘’ Al- Shabaab waa lagu jabiyay howlgalka ka socda Soomaaliya ‘’
Adis Ababa ( Raxanreeb ) Ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsab Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka KMG ee Midowga Afrika ayaa bogaadiyay dadaalada ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka. Danjire Maxamed Al-Amiin Souef ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qaaday talaabooyin ay ku xasilanayso guud ahaan goobaha ay ku sugan yihiin – kooxda...
MD Xasan Sheekh ”Dadka reer koonfur Galbeed waa in iyaga is xaliyaan”
Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed in ay ilaashaadaan dowladnimada, nabadda iyo wadajirka heer dowlad-goboleed. Madaxweynaha ayaa xusay in dadka Soomaaliyeed ay ka daaleen colaad sokeeye, iyadoo wixii soo dhacayey 30kii sano ee...






