Koox hubaysan oo dhac gaysanayay oo gacanta lagu soo dhigay.

Koox hubaysan oo dhac gaysanayay oo gacanta lagu soo dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Xamarweyne ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan ah ee dadka Shacabka ah beerta xiliyada habeenkii ah, kuwaas oo xalay ciidanku ka qabteen isla Degmada xamarweyne.

Ciidanka ayaa ragaan qabty iyaga oo wata qoriga AK47 iyo moota bajaaj, waxa ayna dhacayeen xiliga la qabtay labo qof dumar ah oo marayay aga-gaarka Kawaanka Maleeyga ee Degmada Xamarweyne.

Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir waxa uu Wakiil ka yahay bulshada Caasimada, waxa uuna u taaganyahay ilaalinta Nabad ahaa shahooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.