Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Blasts target troops in central Somalia

One person was killed and at least six others injured in a suicide car bombing at a checkpoint manned by Somali government troops in the central region of Hiran on Saturday, witnesses said, part of a twin suicide car attack. The al Shabaab militant group claimed responsibility for the attacks, which went off almost simultaneously...

Post

Stakeholders fault FG’s stance on food security

The Integrated Food Security Phase Classification (IPC) figures released late last year revealed that Somalia remains on the brink of famine, as 5.6 million people are in crisis or worse level of food insecurity. The report projected that the figure is expected to rise to 6.4 million by March and 8.3 million by June, emphasising that...

Maxaa keenay in maanta  uu qabsoomi waayo shirka Baydhabo?
Post

Maxaa keenay in maanta  uu qabsoomi waayo shirka Baydhabo?

Baydhabo (Raxanreeb ) Guddiga Farsamada ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inuu dib-u-dhac ku yimid shirka, oo maanta lagu waday in uu ka furmo Magaalada Baydhabo. Guddiga ayaa qoraal ku sheegay in shirka uu maanta u baaqday arrimo farsamo, balse uu Talaadada si rasmi ah uga furmi doono magaaladaasi. “Shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed oo...

Galcad oo gacanta Al- Shabaab ka baxday.
Post

Galcad oo gacanta Al- Shabaab ka baxday.

Galcad (Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah ula wareegay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Howlgal wadajir ah oo ay iska kaashadeen ciidanka Dowladda iyo kooxaha kacdoonka ayay suurtagal ka dhigtay in  kooxda Al- Shabaab gacantooda ay ka baxdo degmada Galcad ee gobolka galgaduud. Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya...

Sarkaal ka tirsan  Dowladda oo Bajaajle ku toogtay Muqdisho.
Post

Sarkaal ka tirsan  Dowladda oo Bajaajle ku toogtay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Wiil Mooto- Bajaajla ah ayaa maanta oo Isniin ah lagu toogtay magaalada Muqdisho , gaar ahaan isgoyska Bakaaraha. Sida ay sheegeen dad xog- oglaa ah  Sarkaal militari  oo ka tirsan Dowladda  ayaa xabad ku dhuftay wiilka bajaajlaha . Gaariga oo sarkaalkan saarnaa ayaa la sheegay inuu doonayay inu furto wadada oo xilligaas...

BAYDHABO : Shirka dib u heshiisiinta KGS oo ka furmaya & Madaxwayne Xasan oo ka qayb galaya.
Post

BAYDHABO : Shirka dib u heshiisiinta KGS oo ka furmaya & Madaxwayne Xasan oo ka qayb galaya.

Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada – Baydhabo ee gobolka Baay , ka furmaya shirka dib u heshiisiinta koonfur Galbeed , kaas oo ay isku arki doonaan masuuliyiinta maamulka hadda jira iyo xubnaha mucaaradka. Waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ku sugan wafdi ka socda Dowladda Federaalka sida la sheegayna horudhac ah...

Hoobiyaal lagu garaacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Post

Hoobiyaal lagu garaacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Raxanreeb (Maxaas ) Wararka RBC uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weerar madaafiic ah oo khasaare gaystay. Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay beegsadeen goobo ay kaga sugayeen degmada Maxaas ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxaha Kacdoonka. Ciidanka  Itoobiya ee ku sugan...

Post

Duqeymo ka dhacay Degmada Galcad & faahfaahinta khasaaraha.

Raxanreeb ( Dhuusmareeb ) Wararka aan ka heleyno degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayan in duqeymo xooggan ay ka dhaceen deegaanno hoostaga degmada Calad. Diyaarado dagaal ayaa la sheegay in duqeymo xooggan la beegsanayaan saldhigyo ay Alshabaab ku leeyihiin deegaannada kala ah Ceel Xasan Cali iyo tuulo u dhaw Bud bud. Xiriiro...

DEG-DEG : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Halgan , Hiiraan & Taliyihii CID – da oo geeriyooday.
Post

DEG-DEG : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Halgan , Hiiraan & Taliyihii CID – da oo geeriyooday.

Halgan ( Raxanreeb ) Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa isla markaanab kaxeeynayay gaari ayaa lagu soo waramqyaa inuu  isku qarxiyay degmada Halgan ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ismiidaaminta ah oo dhacay iyada oo lagu jiro Saaladda Subax ayaa lala eegtay  aga-gaarka xaruun ay deganaayeen kooxaha kacdoonka ee dagaalka kala soo horjeeda kooxda Al- Shaabab kuna...