Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka Taliyihii nabad sugidda gobolka Gedo Bakaal Kooke oo lagu dilay qarad gaariga loogu xiray. Dilka Taliyaha oo dhaliyay tuhun badan ayaa keenay in su’ aalo badan oo salka ku haya inuu ahaa mid abaabulan oo laga lahaa ujeedo gaar ah , lana gaaray...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu ku dhiiqooday waxaa toddobaadka dhammaaday ka qaaday telefishanka Al-Jazeera English kaasoo ku jira Youtube. Qormadan waxay soo koobeysaa arrimaha is burinta ah eek u jiray wareysigan: Soomaaliya weli waxaa ka socda xadgudubyo waaweyn oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ay ka mid yihiin...
Dowladda Soomaaliya ” Horjooge Al- Shabaab ka tirsanaa ayaa la dilay “
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay Howlgal ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Juxaay oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe in lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab. Qoraalka ka soo baxay Dowladda ayaa lagu yiri sida tan “Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Aadan Madoobe & Laftagareen oo laga diiday go’ aankii ay ka soo saareen dib-u-heshiisiinta KGS.
Muqdisho (Raxanreeb ) Midowga Murashaxiinta madaxtinimada Koonfur Galbeed ayaa qaadacay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Aadan Madoobe iyo Madaxwayne Laftagareen ku dhaxmaray magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxa ay ku tilmaameen “go’aano dib u dhigi kara dib-u-heshiisiinta la filayay kahor dhamaadka muddo xileedka Hogaanka maamulka Cabdicasiis Laftagareen. Waxa ay ku eedeeyeen musharraxiinta Madaxwayne Cabdicasiis laftagareen afduubka ...
Hoobiyaal lagu gaaracay degmooyin ka mid ah Muqdisho+ khasaaraha.
Muqdisho ( Raxanreeb ) dhawr hoobiyaal ah ayaa caawa waxa ay lagu garaacay xafaado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ilo xog- ogaal ah ayaa RBC u sheegay in hoobiyaasha qaar ay ku dhaceen agagaarka Warshada caanaha ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale dad ku sugam Tarbuunka aya RBC u sheegay in halkaas dhawr xabo ay ku...
Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.
Nairobi ( Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Sabti ah waxaa kulan garab istaag ah isugu yimid dhallinyaro iyo suxufiyiin ka howlgala warbaahinta dalka Kenya. Suxufiyiintan ayaa kulankooda waxa ay ku cambaareeyeen xarigga xoghayaha SJS Cabdalla Muumin ee daba ay ka riixayso wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya si gaar ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas...
Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay duleedka Kismaayo.
Kismaayo ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya Galbeedka Kismaayo gaar ahaan inta u dhaxeysa Degaanka Cabdala Ciroole iyo magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino. Gaari ay saarnayeen dad shacab ah ayaa lagu soo waramayaa in qaraxa uu qabsaday halkaasi oo ay ku geeriyoodeen sadax qof halka tira intaa...
Talyaha cusub ee Nabad-sugidda Gedo oo loo magacaabay Gen. Jamaal Xasan Sareey.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Hay’ adda Nabad sugidda Qaranka ayaa maanta oo Jimcaha magacowday Taliyaha Nabad sugidda Gedo ka dib markii dhawaan la dilay Taliyihii hore. Taliyaha Nabad sugidda Gedo ayaa loo magacaabay Gen Jamaal Xasan Sareey oo ka mid ahaa saraakiisha laga yaqaano gobolka Gedo. Saraakiisha Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan...
Fahad Yaasiin miyaa loo fasaxay kursiga #HOP86 ?
Muqdisho ( Raxanreeb )Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si cad u beeninayaa Warqad been abuur ah oo lagu baahiyay Baraha Bulshada, taas oo ku saabsan kursiga Hope #086, Shacabka Soomaaliyeed haka digtoonaadaan warqadaha noocan oo kale ah. Xafiiska waxaa uu baaritaan ku sameeynayaa cid calaa cidii Ka dambeysay falkaan, waxaana...
MD Xasan Sheekh oo dowladaha Kenya & Uganda kala hadlay dagaalka Al- Shabaab.
Washington ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay...

