Kismaayo ( Raxanreeb ) warar dheeraad ah ayaa ka soo – baxaya weerar qof naftii halagi ah uu ku qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Jubbooyinka halkaas oo ciidankan ay ka howlgalaan. Weerarkan ayaa ka dhacay saldhigga ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Sariira oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose una dhow xuduudka dalka...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
XOG : Goormee la bedelayaa Taliyayaasha ciidanka DFS.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa maalmahan ku howlan sidii uu u qaadi lahaa talaabooyin uu ku doonayo inuu is bedel ugu sameeyo Taliyayaasha ciidanka Soomaaliyeed. Maalin ka hor Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bedelay qaar ka mid ah Guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka Banaadir isla markaana waxa uu magacaabay kuwo cusub ,...
Dowladda Federaalka ” Miisaaniyadda waxbarashada dalka waa la kordhinayaa”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay munaasabad lagu maamusayey maalinta macallinka oo lagu qabtay Muqdishu ayaa sheegay inay dawladdu kordhsiay miisaaniyadda sannadkan soo socda si loo kordhiyo macalimiinta la tababarayo. Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa tilmaamay in dowladda ay dadaal ku bixinayso dib u habeynta nidaamka waxbarashada dalka, taas oo...
WARBIXIN : Dagaalka NISA iyo Shabaab & saameynta ganacsiga Suuqa Bakaaraha
Muqdisho ( Raxanreeb ) Suuqa Bakaaraha oo ah suuq ganacsi oo halbowle ah ayaa muuqanaysa in markaan saameyn uu ku yeeshay dagaalka wajiga cusub galay ee Al- Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya. Ciidanka Hay’ adda NISA ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay qaaday talaabooyin ka duwan kuwii hore waxa ayna ka sameeyeen suuqa Bakaaraha howlgal...
Maxay yihiin xeerarka uu buriyay MD Xasan Sheekh iyo kuwa cusub ee soo saaray ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay tilmaameen in ay khilaafsan yihiin habraaca Dastuurka kmg ah uu tilmaamayo. MARKUU ARKAY: Qodobka 4aad, Faqradiisa 1aad ee Dastuurka...
Soomaaliya oo doonaysa 2023 in laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran.
Dublin ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galangal ugu jirta sidii dalka loogu qaadi lahaa cuna qabataynta hubka saaran xilli dhawaan la kordhiyay muddada cuna qabataynta saarnaan doonto dalka. Shir looga hadlayo sida ay tahay in dowladda loogu gacan siiyo ayaa ka qabsoomay magaalada Dublin ee dalka Ireland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar...
Muxuu ahaa shirka Guddoomiye Adan Madoobe & safiirka imaaraadka?
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah la qaatay danjiraha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromaith. Safiirka cusub ee dalka Imaaraadka Carabta oo Guddoomiyaha salaan uga siday shacabka iyo dowladda Imaaraadka ayaa sheegay in...
Aadan Barre Ducaale ” Ciidanka Kenya kama bixi doonaan Soomaaliya “
Nairobi ( Raxanreeb ) Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya , inta xasilooni lagu soo dabaalayo Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay Maanta oo Isniin ah Wasiirka difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducalle. ”Ciidamada Kenya waxay sii joogi doonaan Soomaaliya illaa nabadda laga soo celinayo” ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan...
MD Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenada G. Banaadir & Xoghayaha.
Muqdisho ( Raxanreeb )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo MaaliyaddaMudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo AmnigaMudane C/Casiis Cismaan...
Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaalin- shidaal deegaanka Bacaadwayn ee Mudug.
Gaalkacyo ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya deegaanka Bacaadwayn ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas uu ka kacay dab xoogan oo khasaare gaystay Dabka ayaa lagu soo waramayaa inuu ka kacey kaalin shidaan oo markaas lagu shubayey Shidaal. Wararka aan ka heleyn ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyeed jiraan oo...


