Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS
Post

Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS

Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) oo dhaqangalay 2dii Agoosto 2012 wuxuu faraya dhammeystirkiisa ka hor afti dadweyne ee lagu tala galay in la qabto ka hor dhammaadka mudda xileedkii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) oo aheyd 20kii Agoosto 2016 sida ku xusan qodobbada 133, 134, iyo 136 taaso aan dhicin ilaa maanta. Sidaas oo kale, qodobka 137 wuxuu...

Al-Shabaab oo kordhiyay weerarada ay fuliyaan bishan Ramadan.
Post

Al-Shabaab oo kordhiyay weerarada ay fuliyaan bishan Ramadan.

Muqdisho (Raxanreeb ) –  Kooxda AS ayaa kordhisay bishan Radamadan weerarada ka dhanka ah dowladda Keliya Bishan kooxda waxay weerartay  saldhigyo ay ciidamada dowladda ee kala ah. Kooxda  Al- Shabaab ayaa weeraradan ay fuliyeen waxa ay sheegeen in ay waxyeelo ku gaarsiiyeen ciidanka Dowladda  Soomaaliya. Falanqayayaasha amniga ayaa sheegaya in kooxda ay qaaday dhawr weerar...

XOG : Xasan Sheekh oo ka tanasuulaya 4 qodob oo ka mid ah Dastuurka.
Post

XOG : Xasan Sheekh oo ka tanasuulaya 4 qodob oo ka mid ah Dastuurka.

Muqdisho (Raxanreeb) Sida  Raxanreeb ay baahisay maalin ka hor xafiisyada Madaxwaynaha & Ra’iisulwasaaraha ayaa ku howlan sidii loo kala jabin lahaa mudanayaal ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo diidan in wax laga bedelo Dastuurka. Kulamo daba socda kuwaas ayaa Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare la qaaday xildhibaano ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo gabi ahaanba diidan wax...

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.
Post

Kooxda AS oo Macallin Dugsi ku dilay duleedka Jalaalaqsi ee Hiiraan.

Jalalaqsi (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in duleedka degmada Jalalaqsi  ay  dileen macallin dugsi oo ka biyo diiday fulinta amarkooda. Macallinka ayaa kooxda waxa ay maalmo ka hor ka afduubteen deegaan hoostaga  degmada Jalalaqsi ka dib markii uu ka dhaga adeegay bixinta lacag ay ka doonaysay kooxda Al- Shabaab. Waxa lagu...

Post

Puntland Government Strongly Opposes Amendments to Somalia’s Interim Constitution

In a recent press release, the Puntland government of Somalia voiced its staunch opposition to proposed amendments to the country’s Interim Constitution, highlighting concerns over potential threats to the federal system and national unity. The press release underscores the historical significance of previous agreements such as the National Convention in 2004 and the Garowe agreements...

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.
Post

Kooxda  AS oo weerar ka fulisay  Shabeellaha Dhexe.

Jowhar (Raxanreeb )- Wararka aan  ka helayno gobolka  Shabeellaha  dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen ciidanka dowladda. Aroortii hore  ee saaka  ayaa weerar culus oo ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen kooxda Al-Shabaab deegaanka Daaru-nimca ee katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe. Saraakiil ka tirsan Dowladda...

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’
Post

WARSAXAFADEED ‘’Puntland la’aanteed   lama bedeli karo Dastuurka’’

Garoowe (Raxanreeb )-Maamulka goboleedka Puntland ayaa gaashaanka u daruurtay markale qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG ah oo murankiisa uu ka tagan yahay – magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed ka soo baxay maamul goboleedka Puntland oo ka kooban laba bog ayaa si cad u sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin, una hoggaansami doonin, kuna dhaqmi doonin...

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.
Post

MANDHEERA : Faahfaahinta qarax ka dhacay Hotel ,khasaare ayaa jira.

Mandheera  (Raxanreeb )- Magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya waxa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay halkaas  qarax khasaare gaystay. Waxa   uu ka dhacay qarxan  bartamaha magaalada gaar ahaan Hotel halkaas ku yaalla. Goobta waxa soo gaaray ciidanka amniga magaalada Mandheera halkaas oo dad badan ay ka qab qabteen oo ay ku tuhmayaan qaraxa. Qaraxan...