Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.
Post

Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.

Baraawe (Raxanreeb)-  Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Olole  ugu jira sidii loo kala jabin lahaa in ka badan 70 xildhibaan kuwaas oo diidan xiligan wax ka bedelka lagu samaynayo Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  saacadihii la soo dhaafay qaabilo xildhibaano dhawr ah kuwaas oo uu kala hadlayay arrimo ku saabsan sidii...

Weerar lagu qaaday  fariimaha ATMIS ee Baraawe ee Sh. Hoose.
Post

Weerar lagu qaaday  fariimaha ATMIS ee Baraawe ee Sh. Hoose.

Baraawe (Raxanreeb )-  Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen fariisimo ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin duleedka magaalada Baraawe. Dad ku sugan magaalada Baraawe ayaa sheegay in ay maqlayeen xalay  jugta culus ee ay is waydaarsanayeen  ciidanka ATMIS ee la wareeray iyo kooxda Al- Shabaab. Ciidamada ATMIS ayaa...

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.
Post

FIQI oo jeediyay hadalo qabyaaladaysan , Wuxuu duray Farmaajo & Shariif.

Garoowe (Raxanreeb ) –Wasiirka  arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in madaxwaynihii dowladii KMG Shariif  Sheekh Axmed uu tago magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wasiir  Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in shirka Garoowe ee Madaxwaynayaasha hore ee dalka Shariif iyo Farmaajo marnaba hortaagi karin  in wax laga bedelo...

NUXURKA :Warsaxaafadeed si wada jir ah  ay u soo saareen Farmaajo & Shariif
Post

NUXURKA :Warsaxaafadeed si wada jir ah  ay u soo saareen Farmaajo & Shariif

Garoowe (Raxanreeb )- Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ku soo dhamaaday shir hal maalin socday kaas  oo u dhaxeeyay  Madaxwaynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & madaxwaynaha Puntland  Saciid Deni. Shirka waxaa diirada lagu saaray , ayaa diiradda lagu saaray marxaladda dalka iyo arrimaha siyaasad ahaan la isku haayo, sida...

Guudlaawe oo bedelay Guddoomiyihii Hiiraan & xiisad wali kacsan.
Post

Guudlaawe oo bedelay Guddoomiyihii Hiiraan & xiisad wali kacsan.

Beledwayne (Raxanreeb )- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa  isbeddel ku sameeyay Maamulka gobalka Hiiraan ee Hirshabeelle. Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan, iyadoo isla wareegtada lagu magacaabay gudoomiye cusub. Cadulaahi Axmed Maalin Sufurow oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa xilka laga qaaday...

BUUQ  ka dhashay dooda Dastuurka ee ka socota Golaha shacabka.
Post

BUUQ  ka dhashay dooda Dastuurka ee ka socota Golaha shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Sabti ah mudanayaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka yeeshay wax ka bedelka Dastuurka KMG ah kaas oo ka taagan muran xooggan. Mudanayaasha Barlamaanka ee maanta isku qoray inay ka hadlaan qorshaha wax ka bedelka Dastuurka ee Villa Somalia ay riixayso ayaa sheegay in aan la joogin...

Post

Somalia: Deadly Al-Shabaab Ambush Rocks Lower Shabelle Region

The Lower Shabelle region of Somalia witnessed intense fighting on Saturday morning as al-Shabaab militants launched a deadly ambush on a joint security operation near the town of Dhanaane. The attack, which targeted government forces in the Buslee area, has reportedly resulted in significant casualties. According to initial reports, the assault began with a series...

Farmaajo ,Shariif & DENI oo shir ka yeeshay furista Dastuurka.
Post

Farmaajo ,Shariif & DENI oo shir ka yeeshay furista Dastuurka.

Garoowe (Raxanreeb )- Shir udhaxeeyo Madaxweynayaashii horee ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda maamulka Puntland ayaa goordhow ka furmay Xarunta Madaxtooyada Puntland. Shirka maanta waxaa goob joog ah Xildhibaano katirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin katirsan Golayaasha Puntland waxaana diiradda lagu saarayaa arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar...

35 dhallinyaro Soomaaliya oo India  la geeyay si Maxkmad loo saaro.
Post

35 dhallinyaro Soomaaliya oo India  la geeyay si Maxkmad loo saaro.

Mumbai (Raxanreeb )- 35 qof oo ah Burcad badeed lagu qabtay markabka MV Ruen ayaa  maanta oo Sabti ah  laga dajiyay magaalada  Mumbai. Kooxdan  oo gacanta lagu dhigay ayaa magaaladaas loogu dejiyay si loo maxkamadeeyo isla markaana lagu ciqaabo eedeymaha loo haysto ee afduubka  markabka MV Ruen. Hawlgal socday in ka badan 40 saacadood oo...