Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay gegida diyaaradaha ee caasimadda Laascaanood. Munaasabadda ayaa lagu qabtay goobta dhismaha gegida, waxaana ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Mudane Cabdiqaadir Cabdi Warsame Digaale, oo sharaxaad ka bixiyey marxaladihii uu soo maray mashruucan iyo qorshaha wasaaradda ee...
Author: Cabdirisaq kobciye (Cabdirisaq kobciye)
Dagaal Xoogan Oo Hada Ka Socda Magaalada Ceerigaabo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu Oo udhexeeya ciidamada maamulada SSC-Khaatumo iyo Kuwa Somaliland. Dagaalka, oo bilowday saacad ka hor, ayaa la xaqiijiyay inuu sababay khasaare xooggan, iyadoo warar hordhac ahi ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay la kulmeen jab xooggan. Saraakiil ka tirsan ciidamada SSC-Khaatumo ayaa sheegay in...
Maamulka Somaliland oo Xabsiga dhigtay 40 kamida Rag kasoo jeeda beelaha harti oo iyaga ushaqeynayay.
Maamulka Somaliland ee magaalada Ceerigaabo ayaa xalay guryahooda kala baxay rag gaadhaya 40 kuwas oo iyaga ushaqeynayay kana soo jeeda beelaha Harti ee dega magaalada Ceerigaabo. Liiska ragga an helnay magacyadooda ee hada Xabsiga kujira ayaa waxaa kamida.Taliyahii Turubitaariyada Gobolka Sanaag Gaashanle Dhexe:- Maxamed Cali Xaaji Ciise, Taliye xigeenkii Police Gaashanle Dhexe:- Maxamud Cali Geeldhalaa.Taliye...
DEG DEG: Agaasimaha Gaadiidka ee Wasaaradda Howlaha guud ee SSC-Khaatumo oo shaqadii laga joojiyay.
Wasiirka wasaarada Howlaha guud iyo Gaadiidka iyo dib udhiska maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Cabdi Warsame ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimaha waaxda Gaadiidka Kamaal Xasan Axmed.Warqad goordhow kasoo baxday xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay inuu Kamaal kukacay waxyaaba an waafaqsaneyn nidaamka maamulka uu ka tirsan yahay.Sidoo kale eedeynta loo jeediyay Agaasimaha ayaa waxaa kamida inuu si sharci...
WAR- SAXAAFADEED Ururka Warbaahinta SSC-Khaatumo – MAS waxay walaac ka muujineya
Ururka Warbaahinta SSC-Khaatumo – MAS waxay walaac ka muujineyaan, isla markaana cambaareynayaan xadhiga iyo gacan qaadka maamulka SSC-Khaatumo ugaysanayo suxufiyiinta ku nool magaalada Laascaanood, kuwaasi oo marwalba kasoo warama xaalada guud ee degaanada SSCK iyo soo gudbinta xogaha siyaasiga ah ee bulshada ka daahsoon. Dhacdooyinka beegsiga suxufiyiinta ayaa ah mid soo badanaysa bilihii lasoo dhaafay,...
Ceerigaabo: War Deg Deg Ah
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag ee Maamulka Somaliland, Jaamac Maxamuud Warsame, oo kasoo jeeda SSC Khaatumo, ayaa si rasmi ah uga goostay Somaliland, isaga oo ku biiray SSC Khaatumo. Guddoomiyaha ayaa lasoo goostay tikniko iyo gaadiid kale, wuxuuna wareysi uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in uu dadkiisa la dareen noqday, una dulqaadan waayay dulmiga ay malayshiyaadka...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha SSC-Khaatumo ayaa shaacisay in la joojiyay ciyaartii maanta dhici lahayd ee tartanka
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha SSC-Khaatumo ayaa shaacisay in la joojiyay ciyaartii maanta dhici lahayd ee tartanka Koobka Degmooyinka SSC-Khaatumo. Go’aankan ayaa ka dhashay sababo la xiriira colaadda ka taagan Ceerigaabo iyo dareenka bulshada oo arrinkaasi si weyn uga falcelisay. Baajinta ciyaarta maanta waxay kusoo aaday iyadoo xalay fiidkii hore uu Xidhiidhka Kubadda Cagta ee SSC-Khaatumo...
Wasiirka Amniga ee SSC-Khaatumo oo Ka Hadlay Dagaalka Ceerigaabo
Wasiirka Amniga ee SSC-Khaatumo, oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu mas’uul ka noqon doono wixii dhib ah ee ka dhasha weerarka ay kusoo qaadeen shacabka ku sugan magaaladaas. Wasiirka ayaa yiri: “Dhiiga dadka yaga way ka shalaayi doonaan Somaliland.” Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in weerarka lagu...
Kulanka Madaxweynaha iyo Golaha Deegaanka Degmada Buuhoodle.
Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa kulan is xog-waraysi ah la yeeshay Golaha Deegaanka Buuhoodle, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta bulshada, maamulka deegaanka, iyo sidii loo dardar-gelin lahaa adeegyada bulshada. Kulankan is xog-waraysiga ah waxaa diiradda Lagu saaray: 1. Qiimeynta Waxqabadka Golaha Deegaanka: Madaxweynaha wuxuu xog...