Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

DFS oo Dowladda Norway kala hadashay xasilinta deegaannada laga qabsaday Al-Shabaab
Post

DFS oo Dowladda Norway kala hadashay xasilinta deegaannada laga qabsaday Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo u wehliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Erling hess Johnsen.