Ardayda Jaamacadda Columbia University, oo ah ardadi billowday bannaanbaxyada lagu taageerayo Falastiin ee ka socda dhowr jaamacadood oo ku yaalla gudaha Mareykanka, ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan mudaaharaadka.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhaawacmeen in kabadan saddex qof
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka Waaberi, Boondheere iyo degmada Yaaqshiid, ee gobolka Banaadir.
The United Nations donated $3 million to Somalia for fighting the predicted floods
The Somalia Humanitarian Fund (SHF), which is supported by international donors and is designed to address the country’s most immediate needs, has allocated US$3 million to deal with the projected floods, the United Nations announced on Tuesday.
Somali Govt admits army food rations diverted, president’s family implicated
The Somali government has late on Thursday confirmed the diversion of rations meant for the US-trained Danab forces, revealing a concerning breach within its own ranks.
Sanbaloolshe oo gaaray Aadan Yabaal & Ujeedka safarkiisa
Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda Qaranka ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta gaaray jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan gudaha degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo si diiraan loogu soo dhaweeyay.
Argentina oo dalbatay in la soo xiro wasiirka arrimaha gudaha Iran
Argentina ayaa weydiisatay booliska caalamiga ah ee Interpol inay soo xiraan wasiirka arrimaha gudaha Iran sababo la xiriira qarax 1994-kii lala beegsaday xarun ay bulshada Yahuudda ku leeyihiin Buenos Aires, kaasi oo lagu dilay 85 qof, waxaa sidaas Talaadadii sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda.
Somaliland oo jawaab ka bixisay carada ay Jabuuti ka qaaday heshiiskii badda ee Itoobiya
Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Ciise Keyd Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii wasiirka maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo sheegay in Jabuuti iyo madaxweynaheeda Ismaaciil Cumar Geelle ay si weyn uga caroodeen tallaabadii uu Muuse BIixi Cabdi qaaday ee ahayd badda uu siiyay dalka Itoobiya.
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyo ku yaalla Xawaadley
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar toos ah oo ay Al-Shabaab ka fuliyeen duleedka Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo uu xigay dagaal toos ah, oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Maxaa ka jira in hoggaanka Xamaas laga eryi rabo Qatar?
Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u leeyahay dadaallada dhex-dhexaadinta ee looga dan leeyahay in lagu soo afjaro dagaalka Gaza.
Saldhig Mareykanka uu ku leeyahay Suuriya oo la weeraray
Gantaallo laga soo tuuray Woqooyiga Ciraaq ayaa habeenkii Axadda lagu weeraray saldhig ay Suuriya ku leeyihiin isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo, sida ay ku warrameen ciidamada amniga Ciraaq.









