Waxaa sii xooggaysanaya dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda jaamacadaha ee dalka Maraykanka, kuwaas oo ay ku taageerayaan Falastin.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Wafdi ballaaran oo ka socdaTurkiga oo Muqdisho ku shiray + Ajandaha
Wafdi ka socda dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kaasi oo uu horkacayo wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga, Niyazi Acar.
Somalia state media journalist suspended, salary cut due to Facebook post
The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses serious concerns regarding the suspension and salary cut against journalist Sugaal Moalim Mohamud, who is employed by the Somalia government-owned media outlet in retaliation for expressing views regarding the Somali government’s military operations, particularly highlighting issues of mismanagement and corruption within the Ministry of Defense.
Somaliland oo baaq u dirtay Beesha Caalamka kiis ka taagan Muqdisho
Somaliland ayaa baaq adag u dirtay Beesha Caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda duulimaadka rayidka Soomaaliya, Cabdinaasir Muuse Dahable, oo nabad-sugidda u xirtay shakhsiyaad kasoo jeeda Somaliland.
Jabuuti oo dalkeeda ka masaafurisay xildhibaan u ololeeya aqoonsiga Somaliland
Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee dalka UK, ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha.
Laftagareen iyo Madaxa howlgalka ATMS oo kawada hadlay arrimo xasaasi ah
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya Souef Mohamed El-Amine.
Wararki ugu danbeeyay ee Gaza
Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Israil ku bartilmaameedsadeen saddex guri oo ku yaalla degmada Rafax ee Marinka Gaza.
Shir ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya oo ka furmay Nairobi
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shir muhiim ah.
Tiktookaradda caanka ah ee reer Ciraaq, Ummu Fahad oo Baqdaad lagu toogtay
Ummu Fahad oo ah haweeney u dhalatay dalka Ciraaq ayaa lagu toogtay bannaanka hore ee gurigeeda oo ku yaalla magaalada Baqdaad, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Weerarka ayaa ka dhacay xaafadda Zein ee bariga caasimadda, Jimcihii.
Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Cali Fooldheere
Faah faahino dheeraad ah, ayaa laga helayaa gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in mar kale ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyo kuwa deegaanka ayaa dib ula wareegay deegaanka Cali-fooldheere ee gobolkaasi, halkaas oo shalay lagu arkay kooxda Al-Shabaab.









