Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Sawirro: Golaha Wasiirrada oo ansaxiyay hindise-sharciyeed muhiim u ah dalka
Post

Sawirro: Golaha Wasiirrada oo ansaxiyay hindise-sharciyeed muhiim u ah dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay warbixin ku saabsan bixitaanka ciidanka ATMIS iyo qorshaha u diyaar garowga Ciidanka Qaranka uu kula wareegi lahaa mas’uuliyadda amniga guud ee dalka, marka ay baxaan bisha Diseember 2024.