Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Gaza
Post

Wararki ugu danbeeyay ee xaaladda Gaza

Ciidamada Isra’il ayaa duqeymo culus Jimcihi shalay ku garaacay deegaanno ka tirsan koofurta iyo bartamaha Marinka Gaza, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 45 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal iyo ilaha caafimaadka Gaza.

Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay
Post

Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb) — Sanadkaan dadka ka tagay Soomaaliya ee gudanaayay xajka waxay ahaayeen 11,500 sida uu sheegay agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim oo BBC-da u warramay, aduunyadana 1.83 milyan oo ruux wax ka badan ayaa tagay xajka. Balse kulaylka darran ee sanadkaan ka dhacay Sacuudiga ayaa sababay dhimashada xujeey gaaraya 550...

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta
Post

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta

Safiirka Suudaan ee Qaramada Midoobay Al- Harith Idriss Al- Harith ayaa shalay weerar afka ah ku qaaday Imaaraadka Carabta shir Golaha Ammaanka, isagoo ku eedeeyay dowladda dalkaasi inay colaad ka dhex hurineeyso dalkiisa, eedeyntaasi oo ergayga Imaaraadk Carabta uu si cad u diiday.