Author: mowliid A (mowliid A)

Home » Archives for mowliid A
Axmed Fiqi oo kulan gaar laqaatay safiirka dowladda UK ufadhiyo Soomaaliya.
Post

Axmed Fiqi oo kulan gaar laqaatay safiirka dowladda UK ufadhiyo Soomaaliya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis, oo ay wehlineyso Mrs. Alison Blackbourne, oo ah ergeyga gaarka ah ee Badda cas iyo Geeska Africa. Sidoo kale, kulanka ayaa waxaa looga wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka saaxibtinimo ee labada dowladood,...

Afar caruur oo da’adooda udhexeyso saddex jir ilaa lix jir oo meydkooda laga dhex helay Talaajad.
Post

Afar caruur oo da’adooda udhexeyso saddex jir ilaa lix jir oo meydkooda laga dhex helay Talaajad.

Namibia (Raxanreeb online) – Booliska dalka Namibia ayaa baaraya dhimashada afar caruur ah oo ku ciyaarayay talaajad faaruq ah oo ay dhex galeen kuna xirantay, waxa ayna dhacdadan noqotay mid dda badan aad uga naxeen una hadal hayaan. Sidoo kale, Carruurtan oo da’doodu u dhaxayso saddex ilaa lix jir ayaa laga dhex helay talaajad la...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo dib ula wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.
Post

Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo dib ula wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Mudug (Raxanreeb online) – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad deegaanka ah ayaa dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Baraag Cali-Gaduud ee koonfurta Mudug. Tuulada oo 50 kiilo mitir dhanka galbeed kaga beegan Xarardheere, ayaa waxay ahayd goob ay Al-Shabaab ka soo abaabuli jireen weerarada. Saraakiisha ciidamada ee howlgalkan kormeerayay ayaa sheegay in ay burburiyeen...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Baydhabo si uu u qaboojiyo xiisadda ka taagan Koonfur Galbeed.
Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Baydhabo si uu u qaboojiyo xiisadda ka taagan Koonfur Galbeed.

Muqdisho (KAAB TV) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed si uu u xaliyo xiisada siyaasadeed ee ka dhex aloosan dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada. Booqashadan oo ah mid aad u sareysa ayaa timid ka dib markii dadaalo dhex dhexaadin ah oo hore...

Aabe Soomaaliyeed oo wiilashiisa waxyeelo kasoo gaartay qarixii Liido oo lacag la guddoonsiyyay.
Post

Aabe Soomaaliyeed oo wiilashiisa waxyeelo kasoo gaartay qarixii Liido oo lacag la guddoonsiyyay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga maaliyadda gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA, ayaa deeq lacag dhan 20,000 oo dollar waxa ay ku wareejiyeen aabbe Maxamuud Cali Daboole oo saddex wiil uu dhalay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaareen weerarkii xeebta Liido ka dhacay. Sidoo kale, Saddexda wiil oo ahaaa dhallinyaro...

Soomaaliya ka dib, Masar waxay u eegtaa Eritrea inay go’doomiso Itoobiya.
Post

Soomaaliya ka dib, Masar waxay u eegtaa Eritrea inay go’doomiso Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Toddobaadkii hore madaxa sirdoonka Masar iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa magaalada Asmara kula kulmay madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, waxayna gaarsiiyeen farriin toos ah oo uu ka siday Al Sisi oo ujeeddadeedu ahayd “xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee dhinac walba ah”. Dhaqdhaqaaqa diblomaasiyadeed ee Masar ee Geeska Afrika ayaa weli...

Lix qof oo culumo ahaa oo lagu dhex dilay Masjid kuyaala magaalada Wardheer ee dowlad deegaanka Soomaalida
Post

Lix qof oo culumo ahaa oo lagu dhex dilay Masjid kuyaala magaalada Wardheer ee dowlad deegaanka Soomaalida

Wardheer (Raxanreeb online) – Waxaa xalay deegaan hoostaga magaalada Wardheer ee katirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen kana caroodeen, kaddib markii wadaado ku sugnaa masjid gudihiisa la weeraray laguna laayay . Sidoo kale, maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in gudaha masjidka galeen kuna dhax dileen lix nin oo culumo...

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.
Post

Dagaal udhexeeyay ciidanka Somaliland & SSC-Khatumo oo ka dhacay gobolka Ceyn.

Ceyn (Raxanreeb online) – Dagaal khasaaro kala duwan dhaliyay oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa SSC khaatumo ayaa xalay ka dhacay deegaanka Gocondhaale, kaddib markii la sheegay in halkaasi soo weerareen ciidamada Somaliland. iSidoo kale, dagaalka xalay dhax maray ciidamada maamulka Hargeysa iyo kuwa Khaatumo ayaa la sheegay in ay ku dhinteen labo...

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.
Post

Guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo walaac ka muujiyay xaalada Xildhibaan Maxamed Abiib.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha Wakiillada maamulka Somaliland, ayaa isbuucii labaad ku xiran xabsi kuyaalla magaalada Hargeysa, mana jirto ilaa hadda wax maxkamad ah oo lasoo taagay xildhibaanka u xiran Madaxtooyada Somaliland. Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa xabsi ku jira xilli wali uu wali huwan yahay xasaannadii xildhibaannimo, waxaana dhagaha ka...

Madaxweyne Siciid Deni oo kulan gaar ah laqaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia Mrs Karin.
Post

Madaxweyne Siciid Deni oo kulan gaar ah laqaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia Mrs Karin.

Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson oo booqashadii u horreysay ku tagtay Puntland. Sidoo kale, Kulan waxaa looga wada hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna horumarka ka socda Puntland ee dhinacyada Amniga, dimuqraadiyadda, mashaariicda horumarin,...