Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray amar lagu joojinayo ajaanibta sharci la’aanta kusoo galeysa deegaannada Puntland, isagoo faray dhammaan hay’adaha ay khuseyso in ay ka howlgalaan arrintan. Sidoo kale, Siciid Deni ayaa amarkan sitoos ah ugu socodsiiyay wasaaradaha Amniga, Arrimaha Gudaha, Duulista Hawada iyo Dekedaha, isagoo qoraalkiisa ku...
Author: mowliid A (mowliid A)
NISA oo soo bandhigtay Sawirka iyo macluumaadka Horjooge ka tirsan Al-shabaab
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka Horjooge lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo loo yaqaano Wadaad, kaasoo kooxda Al-shabaab u qaabilsan waxay ugu yeeraan zakawaatka gobolka Banaadir. NISA ayaa shaacisay iney si weyn ay ugu raad joogto horjooge Cabdullaahi Wadaad oo ay...
Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo loo diiday qaadashada Baasboorka diplomaasiga
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xogo dheeraad ah oo an helnaya ayaa sheegaya in Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble laga hor istaagay safar uu rabay inuu ku tago dalka Koonfur Africa, halkaas oo ay casuumaad ugu fidiyeen jaaliyada reer Koonfur Africa. Sidoo kale, Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa ayaa la sheegay in uu...
Dagaal iyo qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe
JOWHAR (Raxanreeb online) – Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka iyo AS ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed oo ku yaalla duleedka magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii AS ay weerar qaraxyo ku billaawday ku soo qaadeen Saldhig ay ciidamada xoogga iyo Macawiisleyda ku...
Itoobiya iyo Soomaaliya oo wejigii koowaad ee wada-hadallo farsamo ku yeeshay dalka Turkiga
ANKARA (Raxanreeb online) – Diblumaasiyiin sarsare oo ka kala socda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa Talaadadii yeeshay wejigii koowaad ee wada-hadallo farsamo oo lagu xallinayo khilaaf ka dhashay heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya ee Somaliland, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga. Turkiga ayaa dhexdhexaadin ka dhex waday dalalka Geeska Afrika ka dib markii uu walaac ka...
Bangiga dhexe ee Puntland oo dib ufasaxay lacagta 50 dollar oo muddo an laga isticmaalin
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar, oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi. Sidoo kale, isticmaalka lacagta 50 ka dollar ayaa la joojiyay kaddib markii deegaannada Puntland lagu arkay lacago la been abuuray, taas oo keentay in muddo sannado ah deegaannada...
Isra’iil iyo Xamaas oo markale is dhaafsanayaa Maxaabiis
Gaza (Raxanreeb online) – Ururka Xamaas iyo Israa’iil ayaa mar kale gaaray heshiis ay isku dhaafsanayaan maxaabiis ay labada dhinac kala heestaan, waxaana durba lasii diyaariyay liisaska iyo magacyada xubnaha maxaabiista ah ay is dhaafsanayaan labada dhinac. Sidoo kale, war kasoo baxay ururka Xamaas ayey ku sheegeen in ay sii deynayaan lix Israa’iliyiin nool iyo...
Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo iska kaa shanaaya casriyenta dakadda Soomaaliya
Ankara (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Amb; Alper Aktaş. Sidoo kale, Labada masuul ayaa ka wada hadlay qorshayaal lagu taageerayo dib-u-dhiska iyo horumarinta dekedaha Soomaaliya, gaar ahaan kuwa oo ka soo kabanaya burburka ka dhashay dagaallada iyo xaaladaha...
Koox dakhli uruurinta uqaabilsaneyd kooxda Daacish oo lagu qabtay magaalada Bosaaso
BOOSAASO (Raxanreeb online) – Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda magaalooyinka Gobolkaasi ayaa sheegay in ay Boosaaso ku qabteen xubno badan oo dakhliga u ururin jiray kooxaha Daacish. Sidoo kale,...
Madaxweyne Cirro oo kulan laqaatay guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Somaliland, kulankaasi waxa uu ahaa mid is-xog waraysi ah laguna dar-dar galinaayey nidaamka dawladnimo, xoojinta nabadda, bixinta adeegyada bulshada, iyo sidii wax looga qaban lahaa arrimaha mudnaanta u leh maamulka oo ay wadajirka iyo walaalaynta bulshadu saldhig...