Author: mowliid A (mowliid A)

Sargaal katirsan boliiska Soomaaliland oo Toorey lagu dilyay + Sababta keentya dilka
Post

Sargaal katirsan boliiska Soomaaliland oo Toorey lagu dilyay + Sababta keentya dilka

Hargeysa (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulkaasi, kaddib markii khilaaf uu soo kala dhax galay sargaalka iyo askari ilaalo u ahaa Wararka ayaa intaasi ku daryay in taliyihii saldhigga degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland...

Dowladda oo sheegtay in horjooge katirsan Al-Shabaab lagu dilay Ceelbuu
Post

Dowladda oo sheegtay in horjooge katirsan Al-Shabaab lagu dilay Ceelbuu

Ceelbuur (Raxanreeb online) – War laga baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgal khasaare geestay laga fuliyay xalay guri kuyaalla degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay Al-shabaab maamulaan xarun weyna u ah. Sidoo kale, Warbaahinta dowladda warka lagu daabacay ayaa lagu sheegay in la weeraray guri Ceelbuur ka deganaa sargaalka madaxda...

Xiliga uu furmaayo kalfadhiga baarlamaanka oo la shaaciyay
Post

Xiliga uu furmaayo kalfadhiga baarlamaanka oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa go’aamiyey in si rasmi ah kalfadhiga loo furo maalinta Sabtiga ah ee soo socota oo ku beegan 22-ka Febraayo 2025. Sidoo kale, Furitaanka kalfadhigga lixaad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Trump oo sabab unoqonaya in dalalka reer Yurub xaalku kusii xumaado xiligaan
Post

Trump oo sabab unoqonaya in dalalka reer Yurub xaalku kusii xumaado xiligaan

Paris (Raxanreeb online) – Madaxda reer Yurub ayaa yeeshay wada-hadal deg deg ah oo ay ku yeelanayaan magaalada Paris ee xarunta Faransiiska iyaga oo ku baaqay in sare loo qaado kharashaadka difaaca si kor loogu qaado awooda difaaca ee qaaradda. Sidoo kale, waddamada reer Yurub hoggaankood ayaa waxay ku kala qaybsameen suurta galnimada in ciidamo...

Madaxweyne Xasan oo markii ugu horeeysay meel fagaare ah ka amaanay Puntland
Post

Madaxweyne Xasan oo markii ugu horeeysay meel fagaare ah ka amaanay Puntland

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay si toos ah uga hadlay dagaalka ay ciidamada difaaca Puntland kula jiraan kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari. Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horrayn ku ammaanay shacabka, ciidamada iyo xukuumadda Puntland dagaalka...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay cidda badeleysa deqiihii ay bixin jirtay USAID
Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay cidda badeleysa deqiihii ay bixin jirtay USAID

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene),ayaa sheegay in dowladda iyo deeq bixiyaasha ay ka shaqeynayaan in la buuxiyo mashaariicdii ay hakisay USAID. Sidoo kale, Wasiirka oo ka qeyb galay dood Ku saabsan Siyaasadda Dibadda ee Maraykanka iyo Saamaynta Geeska Afrika ayaa tilmaamay wada shaqeynta...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad
Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay duqeyn xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyn dhanka cirka ah oo xalay ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kaas oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowladda Mareykanka. Sidoo kale, duqeynta Mareykanka uu fuliyay ayaa dowladda Soomaaliya sheegtay in lala eegtay goobo la sheegay in ay ku...

Xildhibaano iyo saraakiil hore oo ciidan ayaa gaaray furimaha horee ee dagaalka
Post

Xildhibaano iyo saraakiil hore oo ciidan ayaa gaaray furimaha horee ee dagaalka

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil hore oo ciidan, ayaa tagay farumaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Daacish, si ay u dhiirogaliyaan saraakiisha iyo ciidamada dagaalka kula jira kooxda Daacish. Sodoo kale, Xubnaha tagay farumaha hore ee dagaalka gaar ahaan buuraha Calmiskaad waxaa kamid ah Xildhibaan Gen Bashiir Ameeriko...