Garoowe (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa dagaal adag kula jira dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo ku sugan dhulka buuraha gobolka Bari gaar ahaan halka loo yaqaan Calmiskaad. Sidoo kale, dagaalka waxaa guulo waa weyn ka gaaray ciidamada difaaca Puntaland oo dhul badan kala wareegay kooxda Daacish, waxa ay sidoo kale ciidamada dileen...
Author: mowliid A (mowliid A)
Mareykanka oo war kasoo saaray Weerarkii Daacish kusoo qaaday ciidanka Puntland
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad gaar ahaan togga Jaceyl. Sidoo kale, war qoraal ah oo kasoo baxay safaaradda dowladda Mareykanka ku leedahay Muqdisho ayaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka Daacish ku...
Maxamuud Cali Yuusuf Xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa & Odinga oo laga adkaaday
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibeda dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho adag oo goordhow ku soo gabagabowday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Sido kale, musharaxan ku guuleystaya xilka guddoomiyaha Ururka Midowga Africa ayaa ubaahnaa kaliya 33 cod kasoo usoo gudbay...
Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif oo ka hadlay xaaladda Suuqa Bakaaraha
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Ahmed ayaa ka hadlay xaaladda nololeed ee dadweynaha ku nool Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha iyo meelaha kale ee ganacsiga muhiimka ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dadka ka shaqeeya suuqa Bakaaraha, suuqyada bacaadka, iyo jidka sodonka ay yihiin dad baahi weyn u qaba...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo xoojiyay xiriirka labada dal kadib markii la xaliyay xiisad diblomaasiyadeed
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya shir-madaxeedka caadiga ahaa ee 38-aad ee madaxda dalalka Midowga Afrika, iyagoo caddeeyay inay ka go’an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta amniga gobolka. Kulanka ayaa yimid kadib...
Madaxweyne Cirro oo kulan muhiim ah laqaatay madaxa ganacsiga ee Dubai Sultan Al Mansoori
Dubai (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo safar shaqo ku joogay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxa Rugta Ganacsiga ee Dubai, Sultan Al Mansoori. Sidoo kale, Kulanka ayaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka dhaqaale iyo sidii la iskaga kaashan lahaa dhinacyada ganacsiga, horumarka iyo maalgashiga, wada...
Ciidanka ammaanka Puntland oo wada baadigoobka firxadka kooxda Daacish
Bari (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan oo ka imaanaya gobalka Bari ee Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi saaka ka socdaan baadigoobka xubno la tuhusan yahay in ay katirsanaayeen kooxda Daacish, kuwaa oo ka firxaday buurihii ay ku jireen kaddib duqeymo iyo dagaal toos ah oo lagu qaaday. Sidoo kale, deegaannada iyo degmooyinka ku gedaaman...
Madaxweyne Cirro ayaa oo bogaadiyay taageerada joogta ah ee dowladda Imaaraadka
Dubai (Raxanreeb online) – Madaxweyaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi cirro ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay taageerada joogtada ah ee ay dawladda Imaaraadka carabtu la barbar taagan tahay maamulkiisa Somaliland. Sidoo kale, madaxweyne Cirro, ayaa hoosta ka xarriiqay inuu ku talo jiro inuu sii kobciyo iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacayada...
Dowladda Imaaraadka oo taageertay qorsha Trump ee lagu barakicinaayo dadka reer Gaza
Washington (Raxanreeb online) – Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Mareykanka, Yousef Al Otaiba ayaa taageerray qorshaha Trump ee barakicinta dadka Qaza. Sidoo kale, waxaa uu ku tilmaamay mid adag balse aan laga fursan karin inkasta qorshahan uu diidmo kala kulmay dalal badan oo caalamka ah, sabab la xiriirta Trump wuxuu xaqiijiyay inuu qaadanayo Qaza oo...
In kabadan 20 qofood ayaa ku dhawaacantay shil gaari oo ka dhacay dalka Jarmalka
Munich (Raxanreeb online) – In kabadan 20 qof ayaa ku dhaawacantay oo qaarkood dhaawacoodu culus yahay, kaddib markii nin gaari xowli ku waday uu jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada Munich ee dalka Jarmalka, sida ay masuuliyiinta warbaahinta u sheegeen. Sidoo kale, maamulka magaalada ayaan faahfaahin ka bixin dhacdada ka dhacday meel u dhow faras-magaalaha Munich...









