Author: mowliid A (mowliid A)

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada.
Post

Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddiga baarlamaanka oo ka kooban 15 xubnood oo u xilsaaran dejinta iyo lafa-gurka xeerarka doorashada iyo habraaca ururada siyaasadda ayaa guddoomiye u doortay Mahdi Maxamed Guuleed.Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mahdi Maxamed Guuleed OOloo doortay Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Doorashada. Mahdi maxamed guuleed oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare...

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Talaabadan sii xumaynaysa xiriirka ka dhaxeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada, ayaa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe waxa uu xalay casho sharaf ugu sameeyay xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo. Casho sharaftan ayaa ahayd mid lagu maamuusayay shirkii horudhaca ahaa ee wakiilada Jubbaland u matalaya Baarlamaanka Federaalka oo safar ku tagay...

Midowga Yurub Oo Qalab Difaaca Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Si Ay Uga Caawiyaan Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab.
Post

Midowga Yurub Oo Qalab Difaaca Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Si Ay Uga Caawiyaan Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wafdiga Midowga Yurub ee ku sugan Soomaaliya ayaa agab iyo qalab difaac oo muhiim ah gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) si kor loogu qaado awoodooda ololaha socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Munaasabadda xil wareejinta ah ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa isugu jirtay gaadiid dagaal, agabyo naf-badbaadin ah, agabka...

Ciidamada Itoobiya oo laga saaray howlgalka cusub ee Soomaaliya ee Midowga Afrika sababo la xiriira heshiiskii is-afgaradka ee Somaliland.
Post

Ciidamada Itoobiya oo laga saaray howlgalka cusub ee Soomaaliya ee Midowga Afrika sababo la xiriira heshiiskii is-afgaradka ee Somaliland.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Itoobiya aysan ka qeybgali doonin howlgalka Midowga Afrika ee lagu wado in lagu badalo kuwa hadda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ee ku sugan Soomaaliya bisha Janaayo ee sanadka 2025-ka. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa go’aankan ku xaqiijiyey mar...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Midowga Afrika iyo Wadamada Saaxiibka ah oo lagu wado in ay ka wadahadlaan qorshayaasha kala guurka ee AUSSOM.
Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya Midowga Afrika iyo Wadamada Saaxiibka ah oo lagu wado in ay ka wadahadlaan qorshayaasha kala guurka ee AUSSOM.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wakiilo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu wadaa in ay dhawaan kulmaan si ay uga wada hadlaan qorshaha kala guurka ah ee howlgalka. Diyaargarowgu wuxuu ujeedkiisu yahay in...

Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Warqado Digniin Ah Ku Soo Tuuray Gobolka Gedo Ee Dalka Soomaaliya.
Post

Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Warqado Digniin Ah Ku Soo Tuuray Gobolka Gedo Ee Dalka Soomaaliya.

Gedo (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa xalay dhaq dhaqaaqyo ka waday deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya, iyagoo waraaqo digniin ah ku daadiyay deegaanka Faxfaxdhuun, sida ay sheegayaan wararka deegaanka. Waraaqahan oo ku wajahnaa dadka rayidka ah, ayaa dadka looga digayay inay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihiin maleeshiyada Al-Shabaab,...

Ruushka oo isbeheysi lasameysanaayo wadamadda Qaraada Africa sii uu uga hortago galaangalka reer galbeedka.
Post

Ruushka oo isbeheysi lasameysanaayo wadamadda Qaraada Africa sii uu uga hortago galaangalka reer galbeedka.

Moscow (Raxanreeb online) – Dalka Ruushka waxaa maanta kafurmaya shir ay ku casuuntay wasiirada arimaha dibadda ee wadamada Afrika, Kulanka oo ka dhacay magaalada Sochi ee dalka Ruushka shirkan ayaa imaanaya xilli aqalka Kremlin ka uu doonaya in uu dib u hanto galaangalkii uu lahaa xilligii Soofiyetka isaga oo sare u qaadaya xiriirada dhinacyada siyaasadda,...

Magaalada Amesterdam oo laga mamnuucay bannaanbaxyada.
Post

Magaalada Amesterdam oo laga mamnuucay bannaanbaxyada.

Amesterdam (Raxanreeb online) – Magaalada Amsterdam ee caasimadda dalka Netherland ayaa laga mamnuucay in muddo saddex maalin ah oo ka billaabatay Jimcihi shalay laga mamnuucay bannaanbaxyada, kaddib marki habeenki Khamiista la weeraray qaar ka mid ah taageerayaasha kubadda cagta Isra’il. Sidoo kale, duqa magaalada Amsterdam, Femke Halsema ayaa sheegtay in taageerayaasha kooxda kubadda cagta Maccabi...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharci daro ku tilmaamay guddiga diyaarinta xeerarka doorashooyinka.
Post

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharci daro ku tilmaamay guddiga diyaarinta xeerarka doorashooyinka.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay magacaabay guddi Kumeel gaar ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka, kaasoo u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga dhismaha guddiga doorashooyinka iyo sidoo kale soohdimaha. Sidoo kale, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo...

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo plastica ah ku weerartay saldhig ciidanka Isra’iil.
Post

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo gantaalo plastica ah ku weerartay saldhig ciidanka Isra’iil.

Lubnaan (Raxanreeb online) – Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa gantaal nuuca balaastica ah ku garaacay saldhig ciidan oo leeyihiin milatariga Israa’iil, waxaana saldhigga la weeraray yaallay diyaarado dagaal iyo qalab kale oo muhiim ah ay leeyihiin milatariga Israa’iil. Sidoo kale, afhayeenka dhinaca militariga ee kooxda Xuutiyiinta Yemen, Yaxye Sariic,  ayaa  sheegay in ay gantaal ballistic...