Baydhabo ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa kaas oo uu guddoomiyay Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo mudnaan u leh Dowlad-dhiska iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed kuwaas oo ay ka mid yihiin Amniga,...
Day: April 23, 2026
Maxey kawada hadleyn safiirka Turkiga iyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, ayaa hoyga uu Muqdisho ugu tagay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo maalmihii u dambeeyey kulamo kala duwan ka waday Muqdisho. Sida wararka ay sheegayaan kulan ayaa looga hadlay sidii Madaxweyne Xassan Sheikh loogu soo celin lahaa doorasho laysla ogol yahay, isla markaana...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel oo hoostaga Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, una xilsaaran isku duwidda, mideynta, jaangooynta, iyo horumarinta adeegyada dadweynaha ee Dowladda Federaalka, si muwaadinku uu u helo adeegyo kala duwan oo isku xiran. Xarunta Adeeg Bixinta ee...


